Radio Kulmiye
Somali News

Maamulka Jubaland oo xukun dil ah ku fuliayay sedax Askari oo horay dil u geystay oo uu ka mid ahaa Askari xaaskiisa dilay

Kismaayo-KNN-Maxkamada Ciidamada qalabka sida ee maamul goboleedka Jubaland ayaa Maanta xukun dil ah ku fulisay saddex Askari oo laba ka mid ah ay

Read More
News in English

Ethiopia to mediate between Somalia and UAE

Mogadhu-KNN-Somali Prime minister Hassan Ali Khayre is expected to visit United Arab Emirates for the flowing weeks and to meet with UAE leaders.

Read More
Barnaamijyo Somali News Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE(22-06-2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii duhur ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka Maanta Waxaa si

Read More
Somali News

DHAGEYSO:-Eeyo dad ku weeraray degmada Xamar-Weyne ee Muqdisho

Muqdisho-KNN-Kooxo Eeya ah ayaa xalay iyo ilaa iyo maanta siyaabo kala duwan dad ugu weeraray degmada Xamar-Weyne ee gobolka Banaadir. Inta la xaqiijiyay

Read More
Somali News

Marwada madaxweynaha Mareykanka oo lagu dhaliilay Ereyo ku qornaa dharkeeda xili ay booqaneysay Caruur Muhaajiriin ah

Muqdisho-KNN-Marwada koobaad ee Maraykanka Melania Trump ayaa lagu dhaliilay jaakad ay u xirneed mar ay booqaneysay carruurta muhaajiriinta lagu hayo oo ku taalla

Read More
Somali News

R/W Kheyre oo dalka dib ugu soo laabtay kadib shir uu ugu qeyb galay dalka Norway

Muqdisho-KNN-Ra`iisul Wasaaraha Xukumadda Fedraalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre aya maanta dib ugu soo laabtay magalada  Muqdisho kadib markii shir Caalami ah uu ugu

Read More
Somali News

Tahriibiyaal lagu bad baadiyay Liibiyo iyo walaac laga muujiyay qaabilaada Tahriibiyaasha

Muqdisho-KNN-Ciidamada Badda ee Dalka Liibiya ayaa Shalay oo Khamiis ahayd badbaadiyay Laba Doomood oo ay saarnaayeen 226 Qof oo tahriibayaal Afrikaan ah. Doomahan

Read More
Somali News

R/W Itoobiya oo dhax dhaxaadinaya dowladaha Soomaaliya iyo Imaaraadka

Muqdisho-KNN-Ra`iisul Wasaaraha Xukumadda Fedraalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa lagu wadaa in maalmaha soo socda booqasho ku gaaro dalka isu taga Imaaraatka carabta

Read More
Somali News

S/Ciidamada xooga oo sheegay in dagaalameyaal ka tirsan Al-shabaab ay ku dileyn D/Diinsoor

Diinsoor-KNN-Wararka ka imaanaya degamada Diinsoor ee gobalka Bay ayaa sheegaya in Ciidamada xoogga dalka howlgalo qorsheysan oo ay ka fuliyeen degaano hoos yimaada

Read More
Somali News

Madaxweyne Farmaajo oo ka qeyb galay shirka IGAD kadib kulamo kale

Muqdisho-KNN-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka qeybgalay Shirka 32aad ee Madaxda Urur Goboleedka IGAD kaasoo lagu dhexdhexaadinayo dhinacyada isku

Read More