Radio Kulmiye
Somali News

Madaxweyne Waare” waa muhiim heshiiska lala galay Itoobiya”

Jowhar-KNN-Maxamed Cabdi waare Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle ayaa ka hadlay heshiiska ay galeyn Wadamada Soomaaliya iyo Itoobiya 16kii Bishaan. Madaxweyne Waare ayaa sheegay in

Read More
Somali News

Askari ka tirsan Ciidamada Dowladda oo Askari kale ku dilay D/Hodan

Muqdisho-KNN-Askari la sheegay inuu ka tirsanaa Ciidamada Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Soomaaliya ayaa maanta Askari kale ku dilay degmada Hodan ee Gobalka Banaadir.

Read More
Somali News

Al-Shabaab oo laga saaray Tuulooyin muhiim ah oo ka G/Jubada Hoose.

Kismaayo-KNN-Wararka ka imaanaya Tuulooyin ka tirsan Deegaanka Baar-Sanguuni ayaa soo sheegaya in Ciidamada Dowladda ay Al-Shabaab ka saareyn tuulooyin muhiim ah oo ay

Read More
Somali News

Madaxda Urur Gobaleedka IGAD oo shir deg deg ah ku yeelanaya Itoobiya.

Muqdisho-KNN-Hogaamiyaasha Wadamada Urur gobaleedka IGAD ayaa lagu wadaa in dhawaan ay isugu yimaadaan shir deg deg ah oo ka dhacay Dalka Itoobiya. Shirkaan

Read More