Somali News
Somali News

Madaxweynaha Hirshabeelle oo guddi qiimeeya u xil saaray khasaaraha qaraxyadii ka dhacay Beledwayne

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle, Cali Guudlaawe Xuseen ayaa Magacaabay Guddiga Gurmadka iyo Qiimeynta Khasaarihii ka dhashay qaraxyadii shalay ka dhacay Magaalada Beledweyne. Madaxweynaha.

Read More
Somali News

Urur Goboleedka Ecowas oo wefdi sare u diray dalka Burkina Faso

Wafdi ka socda urur goboleedka Galbeedka Afrika ee Ecowas ayaa gaaray Burkina Faso, waxaana lagu wadaa inay la kulmaan hogaamiyaha cusub ee militariga.

Read More
Somali News

Ciidanka Xoogga iyo dadka deegaanka oo si buuxda u wareegay deegaanka Yasooman

Ciidanka Xoogga Dalka iyo Dadka Deegaanka ayaa goordhow si buuxda ula wareegay gacan ku haynta deegaanka Yasooman ee Bariga gobolka Hiiraan. Yasooman ayaa.

Read More
Somali News

Iiraan oo Mareykanka iyo Israel ku eedeysay Dibad baxyada ka dhacay dalkaasi

Hogaamiyaha ruuxiga ah ee Iran,  Ayatollah Ali Khamenei, ayaa ku eedeeyay Mareykanka iyo Israa’iil in ay hurinayaa dibadbaxyada dalkaasi ka dhacayay in ka.

Read More
Somali News

Faahfaahino ka soo baxaya qarax ka dhacay Beledwayne

Wararka naga soo gaaraya magaalada Beledwayne ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in halkaasi ka dhacay Qarax Xooggan. Wariyaha KNN ayaa soo sheegaya in.

Read More
Somali News

RW Xamse oo si adag uga hadlay qaraxyadii ka dhacay Beledwayne

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa ka hadlay qaraxyadii maanta ka dhacay magaalada Beledwayne ee Gobolka Hiiraan. “Falkaan wuxuu caddeyn.

Read More
Somali News

Maxay ka wada hadleen Wasiirka Amniga iyo Safiirka Mareykanka?

Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha XFS, Dr. Maxamad Axmad Shiikh Cali “Doodishe” ayaa Maanta kulan la qaatay Safiirka Maraykanka ufadhiya Soomaaliya Larry André. Wasiirka.

Read More
Somali News

Xoghayihii Golaha Shacabka oo is casilay

Xoghayihii Guud ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya,  Cabdikariin Xaaji Cabdi Buux ayaa iska Casilay Xilkiisa, sida ay sheegayaan warar soo baxaya. Sidoo.

Read More
Somali News

Mas’uuliyiin ka tirsan Hirshabeelle oo ku geeriyooday qaraxyadii ka dhacay Beledwayne

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay labo qarax oo ismiidaamin ah oo maanta ka dhacay xerada Lama galaay ee.

Read More
Somali News

Qaraxyo ka dhacay magaalada Beledwayne

Laba qarax oo xooggan ayaa goordhow laga maqlay agagaarka xirada Lama-galaay ee magaalada Beledwayne, sida ay noo xaqiijiyeen Goobjoogeyaal. Waxaa jira khasaare isugu.

Read More