Somali News
Somali News

Dalka Congo oo laga soo afjaray Xanuunka EBOLA

Kiiskii ugu dambeeyay Cudurka Ebola ee ugu  ee ka dillaacay Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo ayaa soo afjaray lix toddobaad ka hor markii.

Read More
Somali News

Ciidanka Xoogga oo shaaciyay magacyada Saraakiisha Al-shabaab looga dilay G/Hiiraan

Dowlaadda Soomaaliya ayaa shaacisay magacyada qaar kamid ah Saraakiisha Al-shabaab looga dilay howlagalada Ciidanka XDS ay ka wadaan gobolka hiiraan. Deegaano dhinaca jiinka.

Read More
Somali News

Madaxweynaha Hirshabeelle oo Saraakiisha ATMIS kala hadlay Howlgallada ka dhan ah Al-shabaab

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle, Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta kulan la qaatay Taliyaha guud ee Ciidamada ATMIS oo uu wehliyo iyo Taliyaha Secter.

Read More
Somali News

Aaden Barre Ducaale oo loo magacaabay Wasiirka Difaaca Kenya

Madaxweynaha Kenya William Ruto ayaaXidhibaan Aadan Barre Ducaale u magacaabay Wasiirka Difaaca Kenya, ka dib markii uu goordhow shaaciyay Golaha Wasiirrada. Aadan Barre.

Read More
Somali News

Ciidanka Xoogga oo la wareegay deegaanno hoos yimaada degmada Afgooye

Ciidanka Xoogga Dalka ayaa maanta la wareegay deegaannada Jambaluul iyo Kaxarow oo dhanka Qoraxsin kaga beegan Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeekaha Hoose. Dhame.

Read More
Somali News

Dowladda Soomaaliya oo dalka dib ugu soo celisay dhalinyaro ku xirneyd Xabsiyada Liibiya

Xafiiska Ergayga Gaarka ee dib u soo celinta Muhaajiriinta iyo Carruurta ee Dowladda Soomaaliya, ayaa maanta dalka dib ugusoo celiyey 9 dhallinyaro Soomaaliyeed.

Read More
Somali News

Ciidamada Jubbaland oo howgallo ka wada deegaanno ka tirsan Gobolka Jubbada Hoose

Ciidanka Daraawiishta Maamulka Jubbaland ayaa howlgalo ka dhan ah Al-shabaab ka sameeyey deegaano ka tirsan gobolka Jubbada hoose. Saraakiisha hoggaamineysa howgalka ayaa sheegay.

Read More
Somali News

Dowladda Ciraaq oo sheegtay in duqeyn cirka ah lagu dilay Xubno ka tirsan Kooxda ISIL

Ciidamada Ciraaq ayaa sheegay in   weerar dhanka cirka ah ay ku dileen xubno ka tirsan ISIL, ka dib weerar ay ku qaadeen fariisin.

Read More
Somali News

Ciidamada Xoogga oo la wareegay deegaanka Buqaqable ee G/Hiiraan

Ciidamada xoogga dalka ee ayaa sheegay in ay si rasmi ah ula wareegeen deegaanka Buqaqable ee Gobolka Hiiraan.. Taliye ku-xigeenka Guutada 16-aad Kumaandooska.

Read More
Somali News

DFS oo gargaarkii ugu horreeyay gaarsiisay deegaannada laga saaray Al-shabaab

Dowladda Soomaaliya ayaa maanta gargaargii ugu horeeyay u dirtay deegaanada gobolka Hiiraan ee laga xoreeyay ururka Al-shabaab. Ayada oo la fulinayo amarkii Ra’iisal.

Read More