Somali News
Somali News

Somali lagu dilay dalka Koonfur Afrika

Laba qof, ayaa xalay lagu dilay magaalada Ivanpark ee gobolka galbeedka Cape, deegaanka Guguletu dalka Koonfur Africa. Labada qof, oo Soomaali ah, ayaa.

Read More
Somali News

Weeraro ka dhacay Caasimadda Burkina Faso, ka dib afgembigii Militeri

Hoggaamiyaha isku magacaabay Burkina Faso ayaa sheegay in ninkii uu maalin ka hor afgambiga ku eryay uu qorsheynayo weerar rogaal celis ah. Col.

Read More
Somali News

Talyihii Booliiska G/Banaadir oo Muqdisho lagu aasay iyo Madaxda Qaranka oo ka qeyb galay

Taliyehii Qaybta Guud ee Boliiska Gobolka Banaadir, Sarreeye Guuto Farxaan Maxamuud Aadan ayaa maanta lagu aasay Magaalada Muqdisho, ka dib markii shalay uu.

Read More
Somali News

Madaxweynaha Somaliland oo muddo kordhin loo sameeyay

Golaha Guurtida Somaliland oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Hargeysa ayaa muddo kordhin u sameeyay Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi. Golaha ayaa u.

Read More
Somali News

Afgembi Meliteri oo ka dhacay dalka Burkina Faso

In ka badan 10 askari ayaa la wareegay telefiishanka qaranka ee dalka Burkina Faso xilli dambe oo Jimcihii ah, iyaga oo shaaciyey in.

Read More
Somali News

Al-shabaab oo la sheegay in ay dileen 12 ruux oo Ceel ka qodayay gobolka Gedo

Wararka naga soo gaaraya deegaanka Gariley oo ku yaalla Koofurta Gobolka Gedo, ayaa sheegaya In halkaasi dagaalameyaasha Al-shabaab ay ku dileen 12 ruux.

Read More
Somali News

RW Xamse oo ka hadlay geerida Talyihii Booliiska Gobolka Banaadir

Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre ayaa  ka tacsiyeeyay geeridii ku timid taliyihii ciidanka booliska gobolka banaadir Farxaan Qaroole. “Rabbi haka.

Read More
Somali News

Faah faahino ka soo baxaya qarax lagu dilay Talye Farxaan Qaroole

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax miino ee maanta lagu dilay Talyihii Booliiska Gobolka Banaadir, Farxaan Maxamuud Aadan Qaroole iyo Askar.

Read More
Somali News

Rasaas culus oo laga maqlay caasimadda Burkina Faso

Rasaas xooggan ayaa laga soo sheegayaa caasimadda Burkina Faso ee Ouagadougou, iyadoo ay jiraan warar sheegaya in TV-ga dowladda uu hawada ka baxay..

Read More
Somali News

DEG-DEG: Talyihii Booliiska Gobolka Banaadir oo qarax miino lagu dilay

Talyihii Booliiska Gobolka Banaadir, Gen. Farxaan Maxamuud Aadan ( Qaroole) ayaa ku geeriyooday qarax ka dhacay deegaanka Basra ee Gobolka Shabeellada Hoose. Qaraxa.

Read More