Somali News
Somali News

Madaxweyne Xasan Shiikh oo dib ugu soo laabtay dalka

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay, ka dib maalmo uu ku sugnaa dalka Mareykanka. Madaxweynaha.

Read More
Somali News

Dowladda Soomaaliya oo dalka dib ugu soo celineysa Dhalinyaro ku xirneyd Xabsiyada Liibiya

Dowladda Soomaaliya ayaa ayaa dalka dib ugu soo celisa dhalinyaro ay maxaabiis ahaan u haysteen kooxaha Magafayaasha ee dalka Liibiya. Dhalinyarrada oo tiradoodu.

Read More
Somali News

DFS oo faah faahin ka bixisay Howlgalladii u dambeeyay iyo khasaaraha ka dhashay

Dowladda Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixisay howlgallada ay Ciidanka Xoogga iyo dadka deegaanka ka wadaan gobolada dalka ; khasaaraha ka dhashay dagaalladii.

Read More
Somali News

Dad badan oo ku dhintay weerar ka dhacay waqooyiga Kenya

Booliska waqooyiga Kenya ayaa sheegay in ugu yaraan kow iyo toban qof oo ay ku jiraan sideed askari ay dileen burcad lo’ dhacaysay..

Read More
Somali News

Wasiir ka tirsana Hirshabeelle oo lagu sameeyay shaqo joojin

Madaxweyne Ku Xigeenka Dowladda Hirshabeelle ahna Kusimaha Madaxweynaha Yuusuf Axmed Hagar ayaa shaqo ka joojin ku sameeyay Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada.

Read More
Somali News

RW Xamse oo la hadlay Mas’uuliyiinta hoggaamineysa howgalka ka dhanka Al-shabaab

Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre ayaa si toos ah Khadka Taleefanka kula hadlay qaar ka mid ah Mas’uuliyiinta Hoggaaminaya dagaalka.

Read More
Somali News

NISA oo sheegtay in la soo qabtay dad xiriir la sameeyay Al-shabaab

Hay’adda Nabad Sugida Qaranka ee NISA ayaa sheegtay in gacanta lagu soo dhigay 10 ruux oo xiriir la sameeyay Al-shabaab. Qoraal lagu daabacay.

Read More
Somali News

Faah faahino ka soo baxaya qarax miino ka dhacay Gobolka Hiiraan

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya laba qarax  oo maanta ka dhacay deegaanka Booco 30 KM kaga beegan Koofurta Magaalada Beledwayne ee.

Read More
Somali News

Ra’iisul wasaare Xamse oo kulan la yeeshay Ergeyga gaarka ah QM

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka, Xamse Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley Ergeyga gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan.

Read More
Somali News

Ciidanka Xoogga iyo dadka deegaanka oo la wareegay deegaanno hor leh

Ciidanka xoogga dalka oo kaashanaya dadka deegaanka ayaa Al-shabaab kala wareegay deegaano ka tirsan Gobolada Galgaduud, Hiiraan. Ciidamada ayaa saaka waaberigii la wareegay.

Read More