Somali News
Somali News

Ururka Xisballah oo weeraro khasaaro dhaliyay ka fuliyay gudaha Israel

Ururkaa Xisballah oo fadhigoodu yahay dalka Lubnaan ayaa sheegtay in ay fulisay saddex weerar oo ay saacadihii la soo ka dhacay gudaha Israel,.

Read More
Somali News

Ciidanka Kenya oo dhaqdhaaqyo ciidan ka wada xadka Soomaaliya

Dowladda Kenya ayaa ciidamo dheeraad ah keentay xadka magaalooyinka Beledxaawo iyo Mandheera, iyaga oo diiday ay dadka socotada ah gudaha galaan dalkaasi. Askarta.

Read More
Somali News

Faahfaahino dheeraad ah oo ka soo baxaya dagaal ka dhacay Shabeellaha Dhexe

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal culus oo dhexmaray Ciidanka Dowladda iyo dagaalameyaasha Al-shabaab oo ka dhacay deegaanka Fiidow oo hoos.

Read More
Somali News

Urur IGAD oo war-murtiyeed ka so saaray shirka ay ka yeesheen Xiisadda Soomaaliya iyo Itoobiya

Madaxda Urur-Goboleedka IGAD oo dhagaystay mowqifka adag ee dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa caddeeyey mowqifkooda ku aaddan faro-gelinta Dowladda Itoobiya ee ka dhanka ah.

Read More
Somali News

Dowladda Soomaaliya oo hawada ka celisay Diyaarad laga leeyahay dalka Thailand

Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed ayaa dib ugu celisay hawada Soomaaliya diyaarad nooca xamuulka qaada (cargo) oo ka diiwaangashan waddanka Thailand (registration P4-JAG), taasoo.

Read More
Somali News

Shil diyaaradeed oo ka dhacay garoonka degmada Ceelbarde ee gobolka Bakool

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya shil diyaaradeed oo ka dhacay garoonka Diyaaradaha degmada Ceelbarde ee gobolka Bakool. Diyaarada ayaa sidday gargaar.

Read More
Somali News

Nin hubeysan oo dad badan ku dilay degmada Galdogob ee gobolka Mudug

Wararka ka imaanaya degmada Galdogob ee gobolka Mudug ayaa sheegaya in nin jubeysan uu halkaas ku dilay afar qof. Dadka la dilay ayaa.

Read More
Somali News

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeyb galaya shirka IGAD ee ka dhacaya Uganda

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray dalka Uganda halkaas oo uu kaga qeyb-galayo shir aan caadi aheyn oo ay Madaxda.

Read More
Somali News

Hay’adda Duulista oo ka hadashay diyaarad ka timid Itoobiya oo laga celiyay hawada Soomaaliya

Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed ayaa siisay “reject”codsi ay wadatay diyaar laga leeyahay dalka Itoobiya taas oo sidday wafdi Itoobiyaan ah oo doonayay in.

Read More
Somali News

Diyaarad ay la socdeen saraakiil Itoobiyaan ah oo laga celiyay hawada Soomaaliya

War goor-dhow soo baxay ayaa sheegaya in Diyaaradda Itoobian Air saakay laga celiyay Hawada Soomaaliya kaddib markii hay,adda duulistu Rayidka ay ku amartay.

Read More