Somali News
Somali News

Duqeyn laga fuliyay G/Hiiraan & Al-shabaab oo ka hadlay

Dagaalamayaasha Al-shabaab ayaa war kasoo saaray duqeyn maanta duhurkii la sheegay in laga fuliyay inta u dhaxeysa magaalooyinka Matabaan iyo Beledweyne, gaar ahaan.

Read More
Somali News

Ergeyga Arrimaha Gurmadka Abaaraha oo tegay Isbitaalka Martiini

Ergeyga gaarka ah ee Arrimaha Gurmadka Abaaraha Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa u kuur galay xaaladda dad kusoo barakacay magaalada Muqdisho, balse hadda.

Read More
Somali News

M/weynaha Soomaaliya oo tababar u soo xiray Saraakiil Ciidan

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa tababbar u soo xiray Dufcadda 4-aad ee Layli Sarkaal iyo Dufcadda 5-aad ee Layli Saraakiil.

Read More
Somali News

Shir Amniga loo hadlayay oo ka qabsoomay Baydhabo

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen, ayaa maanta guddoomiyey kulan looga hadlayay amniga, kaas oo ka dhacay magaalada Baydhabo ee.

Read More
Somali News

Ruushka oo duqeyn xoog leh ka geystay magaalo ku taalla Ukraine

Ukraine waxay sheegtay in Ruushka uu si xooggan u duqeeyay magaalada koonfurta ku taalla ee Mykolaiv. Duqa magaalada ayaa sheegay in in mid.

Read More
Somali News

Deni oo kulan la qaatay Guddiga u qaabilsan Abaaraha Puntland

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullahi Deni, ayaa kulan la qaatay Guddiga Abaaraha Puntland, hay’addaha maxaliga ah iyo kuwa Caawa lamiga ah. Madaxweynaha.

Read More
Somali News

Lafta gareen oo qaabilay wafdi uu hoggoominayay wakiilka Q.M ee Soomaaliya

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa Aqalka Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku qaabilay wafdi uu hogaaminayay Wakiilka Qaramada Midoobay u.

Read More
Somali News

Dowladda Uganda oo jawaab ka bixisay hadal kasoo yeeray Al-shabaab

Dowladda Uganda ayaa soo saartay war ay kaga jawaab celineysa hadii uu jiro khasaaro kasoo gaaray qarax ismiidaamin ahaa oo dhawaan ka dhacay.

Read More
Somali News

Al-shabaab oo fagaare ku toogtay dad tiradoodu dhan tahay 7 ruux

Goob fagaare ah oo ku yaalla deegaanka Buulaay ee Gobolka Baay, waxay xubno ka tirsan Al-shabaab ku toogteyn todobo ruux oo rag ah,.

Read More
Somali News

Dowlad D/Soomaalida & Galmudug oo heshiis dhanka Amniga ah gaaray

Mas’uuliyiinta dhinaca ammaanka ee Dowlad degaanka Soomaalida iyo kuwo dowlad goboleedka Galmudug oo kulan yeeshay ayaa ka wada hadlay sii xoojinta iskaashiga dhanka.

Read More