Somali News
Somali News

Ra’iisul wasaare Xamse oo wada la tashiyadii ugu dambeeyay ee dhismaha Xukumadda

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Hamse Cabdi Barre, ayaa sii wada wadatashiyada ku aadan dhismaha Xukuumadda, isaga oo kulamo la qaadanaya qeybaha kala.

Read More
Somali News

Dowladda Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay oo ka wada hadlay dagaaladii ka dhacay Xadka Itoobiya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka, ahna Ku-simaha Madaxweynaha ayaa maanta waxaa uu kulan la qaatay Ergeyga gaarka ah ee Xoghayaha guud ee Qaramada midoobay u.

Read More
Somali News

Ciidanka Haramacad oo ku biiray Howlgalada ka dhan ka ah Al-shabaab ee ka socda Xuduudka

Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Hirshabeelle, Yuusuf Axmed Hagar ayaa maa soo sagootiyay ciidamo Haramcad ah oo ku  wajahan xuduudda ay Soomaaliya la wadaagto.

Read More
Somali News

Militariga Itoobiya oo soo gaaray Xuduudda ay Soomaaliya la wadaagto DDS.

Madaxwaynaha Dowlad Degaanka Soomaalidda Mustafe Muxummed Cumar ayaa magaalada Godey ku booqday ciidamada difaaca qaranka Itoobiya. Madaxweynaha Dowlad deegaanka Soomalida ayaa oo sagaatinayay.

Read More
Somali News

Madaxweynaha Puntland oo ka qeeyb galay Salaad Roobdoon ah

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta garoonka Kubadda Cagta Mire Awaare Garoowe kaga qayb-galay Roobdoon Alle SWC lagaga baryaayey Ramaxddiisa.

Read More
Somali News

Madaxweynaha Somaliland oo kulan la qaatay safiirka Midowga Yurub.

Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta qasriga madaxtooyada ku qaabilay safiirka midowga Yurub, ee Soomaaliya Tiina Intelmann. Kulankan oo uu Madaxweynaha Somaliland.

Read More
Somali News

Ku-simaha madaxweynaha dalka oo kulan la qaatay Ergeyga QM u qaabilsan Soomaaliya

Ku-simaha Madaxweynaha ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe ayaa maanta waxaa uu kulan la qaadatay Ergeyga Qaramada.

Read More
Somali News

Ra’iisul wasaare Xamse Cabdi Barre oo kulan la qaatay culamaa’udiinka Soomaaliyeed.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya,  Hamza Abdi Barre, ayaa ku guda jira kulamo iyo wadatashiyo muhiim ah oo uu la yeelanayo qaybaha.

Read More
Somali News

Dagaal culus oo mar kale ka qaraxay xadka ay wadaagaan Soomaaliya iyo Dowlad degaanka.

Dagaal culus oo u dhaxeeya Ciidamadda Lio Police iyo Dagaalamayaal ka tirsan kooxda Al-shabaab ayaa goordhow waxaa uu markale dib u qarxay Gudaha.

Read More
Somali News

Ra’iisul wasaaraha XFS oo ka hadlay sababta keentay dib u dhaca dhismaha Golaha Wasiirrada.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa uga mahadceliyey Xildhibaannada Golaha Shacabka muddo-siinta dhismaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee uu ka codsaday..

Read More