Somali News
Somali News

Shiikh Aadan Madoobe oo tacsi la wadaagay Cabdullaahi Timacadde

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BFS Shiikh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray  Guddoomiye Ku-xigeenka labaad ee Golaha Aqalka Sare  Cabdullahi.

Read More
Somali News

Farxaan Jimcaale oo maanta xilka la wareegay

Farxaan Maxamed Jimcaale ayaa maanta si rasmi ah ula wareegay xilka Agaasimaha Warfaafinta iyo Xiriirka Dadweynaha, kadib munaasabad kooban oo lagu qabtay xafiiska.

Read More
Somali News

Cumar Filish oo kormeeray waddooyin ay biyo dhigeen

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish), ayaa booqday qaar kamid Wadooyinka Caasimadda oo uu biyaha dhigay Roobkii.

Read More
Somali News

Puntland & Switzerland oo shir yeeshay

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Maaliyadda Puntland ahna sii haya Xilka Wasiirka Cumar Xasan Fiqi ayaa xarunta Wasaaradda ku qaabilay Mas’uuliyiin ka socday Safaaradaha Switzerland.

Read More
Somali News

Ciidamo ka mid noqonay howlgalka ATMIS oo yimid Muqdisho

Qeybta booliiska ee howlgalka kumeel gaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa waxaa lagu xoojiyay imaatinka 160 sarkaal oo ka tirsan.

Read More
Somali News

Ergeyga gaarka ah ee arrimaha bini’aadanimada oo gaaray Garoowe

Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha gurmadka iyo bini’aadanimada CC-Warsame ayaa maanta gaaray Magaalada Garoowe ee Puntland, halkaas oo si.

Read More
Somali News

DFS oo maanta deeq gargaar u dirtay G/Hiiraan

Mas’uuliyiin ay ku jirto Sii-hayaha Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Xukuumadda Khadiijo Maxamed Diiriye, ayaa maanta Garoonka diyaaradaha ka ambabixiyay diyaarad qaaday.

Read More
Somali News

Puntland oo rag soo qabashadooda lacag dhul-dhigtay

Dowlad Goboleedka Puntland ayaa soo bandhigtay sawirada qaar ka mid ah maxaabiia ka baxsatay Xabsiga Gaalkacyo, iyadoo dul-dhigtay soo qabashadooda midkiiba 2,000 oo.

Read More
Somali News

Faa-faahin:- Dagaal ka dhacay Gobolka Sh.Hoose

Dagaalameyaasha Al-Shabaab ayaa xalay werar ku qaaday Saldhig ay ciidamada xoogga ku leeyihiin deegaanka Janaale ee gobolka Shabeellaha Hoose, iyadoo uu deegaankaasi ka.

Read More
Somali News

CC-Warsame oo maanta ku wajahan Garoowe

Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha Gurmadka iyo bini’aadanimada CC-Warsame ayaa maanta ku wajahan Magaalada Garoowe ee Puntland, halkaas oo.

Read More