Somali News
Somali News

Xafiiska Xeer ilaalinta guud ee Qaranka oo u yeeray Wasiirka maaliyadda.

Wasiirka maaliyadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa looga yeeray xafiiska xeer ilaalinta gaar ahaan qeybta qaabilsan danbiyada lidka ku ahaa maaliyadda iyo dhaqaalaha,.

Read More
Somali News

Muhaajiriin ku dhimatay xadka Spain

Dowladda Marooko ayaa sheegtay in 18 muhaajiriin ah ay dhinteen kaddib markii dad aad u badan ay isku dayeen inay u gudbaan xadka.

Read More
Somali News

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku Bogaadiyay Gollaha Shacabka Ansixinta Raisul Wasaaraha

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku bogaadiyey Guddoonka iyo Xildhibaannada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ansixinta Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda.

Read More
Somali News

Golaha aqalka sare oo ansixiyay xubnaha guddiyada oo ka kooban sideed guddi.

Gollaha Aqalka Sare ayaa maantaa yeeshay kulankoodii 8-aad ee Kalfadhiga Koowaad iyagoona ansixiyay xubnaha guddiyada Aqalka Sare oo ka kooban sideed guddi. 1..

Read More
Somali News

Gaadiidleeyda Mandheera oo ka cabanayo Al-Shabaab

Koox looga shakisan yahay inay Shabaab ka tirsan yihiin ayaa muxaadaro labo saacadood qaadatay u jeediyay dad rakaab ah oo saarnaa bas ku.

Read More
Somali News

Xidhibaanada Golaha Shacabka oo cod aqlabiyad leh ku ansixiyay R/wasaare Xamse.

Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa maanta kulan ku yeeshay xarunta Villa Hargeysa cod aqlabiyad leh ku meelmariyay  R/Wasaaraha cusub ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa.

Read More
Somali News

Ciidamada Dowladda oo Howlgallo ka sameeyay Jubbada Hoose.

Ciidamada maamulka Jubbaland iyo kuwa xoogga dalka ee Danab ayaa howlgallo qorsheeysan saacadihii lasoo dhaafay ka sameeyay degaano hoos taggo magaalada Kismaayo xarunta.

Read More
Somali News

QM oo mar kale ka digniin kasoo saartay abaaraha ka jira Soomaaliya.

Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan bini’aadantinimada ayaa sheegtay Jimcihii in ay raadinayso 993.3 milyan oo doolarka Maraykanka ah si ay u bixiso gargaar.

Read More
Somali News

Maraykanka oo Taliban ku wareejiyey maxbuus ku xidhnaa Guantanamo Bay.

Ururka Taliban ee xukuma Afghanistan ayaa Jimcihii ku dhawaaqay in dawladda Maraykanku ay xabsiga Guantanamo Bay ee ku yaalla dalka Cuba ay ka.

Read More
Somali News

Kooxo hubaysan oo Muqdisho ku dilay labo qof oo shacab ah

Xili maalmihii lasoo dhaafay magaalada Muqdisho ay kusoo badanayeen dilalka qorsheeysan ee loo geysanayo dadka shacabka ah ayaa waxaa xalay degmada kaxda lagu.

Read More