Somali News
Somali News

Shirweynaha Interpol oo maanta Adis Ababa ka furmayo iyo Soomaaliya oo ka qeeyb geleeyso.

Waxaa maanta Magaaladda Adis Ababa ee Caasimadda dalka Itoobiya ka furmayo Shirweynaha Booliiska Adduunka ee Interpol qeybta Bartamaha iyo Bariga Afrika kuwaa oo.

Read More
Somali News

QM oo ka hadashay xadgudubyada Haweenka loogu geeysto Soomaaliya.

Iyadoo la xusayo maalinta caalamiga ah ee ciribtirka xadgudubyada galmada ee xilliga colaadaha, QM ee Soomaaliya ayaa maanta ku baaqday in la xoojiyo.

Read More
Somali News

Madaxweynaha Puntland oo kulan la yeelanayo Taliyaasha ciidamada dowladd

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa lagu wadaa in uu saacadaha soo socda kulan gaar ah la qaato Taliyaasha kala duwan ee ciidamada.

Read More
Somali News

Madaxweynaha Jubbaland oo lagu waddo in uu gaaro Degaanka Dhooblay.

Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa lagu wadaa in saacadaha soo aadan uu safar shaqo ku gaaro deegaanka Dhooblay ee gobolka Jubbada.

Read More
Somali News

Ciidamada Amaanka oo toogtay mid kamid ah rag dhac ka geeysanayay Suuqa Xoolaha.

Ciidamada Booliska Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa howlgallo xaafada Cameyska ayaa toogtay mid ka mida Afar Tuuga kuwaa oo Habeen walba dadka shacabka ah.

Read More
Somali News

Maxamed Bin Salman oo booqasho ku tagaya Turkey

Dhaxal-sugaha Boqortooyada Sacuudiga, Maxamed Bin Salmaan ayaa maanta oo Isniin ah booqasho gobolka ah ay uga billaabatay Masar, isaga oo sidoo kale tagi.

Read More
Somali News

Booliska Soomalilan oo eedeyn culus u jeediyay musharax madaxweyne C/Raxmaan Cirro.

Booliska Somaliland ayaa sheegay in Guriga uu u guuray Musharrax Madaxweyne Xisbiga WADDANI Cabdiraxmaa Cirro ee ku yaalla xaafadda Hodan hills ee barriga.

Read More
Somali News

Masuuliyiin ka tirsan Jubbaland oo gaaray deegaanka Dhooblay.

Wafdi uu horkacayay wasiirka arrimaha gudaha federaalka Iyo dib u heshiisiinta Jubbaland Generaal Maxamed Warsame Darwiish islamarkaasina ay qayb ka ahaayeen, wasiirka caafimaadka.

Read More
Somali News

Madaxweynaha Hirshabeelle oo xilka ka qaaday Xubno ka mid ah Golaha Wasiirada

Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle, Cali Guudlaawe Xuseen ayaa caawa xilkii ka qaaday laba kamid ahaa Golaha Wasiiradda ee Hirshabeelle. Wareegto ka soo baxday Xafiiska.

Read More
Somali News

Khasaare ka dhashay weerar qarax oo ka dhacay Afghanistan

Ugu yaraan laba qof ayaa ku dhintay todobo kalena way ku dhaawacmeen weerar lagu qaaday macbad  ku yaalla caasimadda Afgaanistaan ​​ee Kabul, sida.

Read More