Somali News
Somali News

Maxkmad xukun ku riday xubno lagu eedeeyay in ay ka tirsanyihiin Daacish

Dayib Macalim Maxamed Xasan iyo Xaliimo Cabdi Mursal Ibraahim ayaa lagu xukumay min 15-sano oo Xabsi Ciidan ah kadib markii ay Maxkamaddu ku.

Read More
Somali News

Dowladda Soomaaliya oo daah furay Barnaamijka Gurmadka Degdega ee abaaraha dalka ka jirra.

Ergayga gaarka ah ee Madaxweynaha u qaabilsan gurmadka abaaraha ayaa maanta daah furay Barnaamijka Gurmadka Degdega ah ee looga jawaabayo abaaraha dalka ka.

Read More
Somali News

Muxuu yahay heshiiska ay Masar iyo Israel la galeen Midawga yurub?

Dawladaha Masar, Israel iyo ururka Midawga Yurub ayaa kala saxeexday heshiis la xidhiidha gaasta dabiiciga ah ee wax lagu karsado, taasoo qorshaha heshiiskani.

Read More
Somali News

R/Wasaaraha Soomaaliya oo kulan la qaatay Gudoomiyaha Gollaha Shacabka.

Ra’iisul Wasaaraha magacaaban ee JFS Xamse Cabdi Barre ayaa booqasho iyo salaan ugu tagay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ugu.

Read More
Somali News

Maxaa looga hadlay shirka golaha wasiirada Jubbaland?.

Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta shir gudoomiyey kulanka golaha wasiiradda Jubbaland, sida lagu sheegay qoraal ka soo baxay madaxtooyada Jubbaland..

Read More
Somali News

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay Safiirka Norway

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Sheekh Adan Mohamed Nuur Madobe ayaa maanta hoygiisa kulan kula qaatay danjiraha dalka Norweyn, Amb. Haakon Svane..

Read More
Somali News

Madaxweyne Xasan Shiikh oo ku dhowaaqay ra’iisul wasaaraha cusub ee dalka

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliy, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goor dhaweyd ku dhowaaqay ra’iisul-wasaaraha cusub ee Soomaaliya, ka dib shir jaraa’id oo uu ku.

Read More
Somali News

Warbaahinadda ka shaqeeya muqdisho oo villa Soomaaliya looga yeeray.

Warbaahinta kashaqeysa magaalada Muqdisho ayaa looga yeeray xarunta dalka looga arimiyo ee Villa Soomaaliya. Ilo-xogogaal ah ayaa inoo sheegay in u yeerista warbixinadda.

Read More
Somali News

Madaxweyne Xasan Shiikh oo kulmay Wakiilada Beesha Caalamka

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud ayaa kulan la qaatay Wakiillada Beesha Caalamka ee Soomaaliya oo ay ka wada hadleen xoojinta taageerada.

Read More
Somali News

Ethiopia oo ka hadashay isbeddelka lagu sameeyay saami qaybsiga maalgashi ee Dekedda Berbera

Sida uu daabacay wargeyska Capital xukuumadda Ethiopia ayaa sheegtay in aanay waxba ka ogayn isbeddelka lagu sameeyay saami qaybsiga maalgashiga Dekedda Berbera oo.

Read More