Somali News
Somali News

Al-shabaab oo dad rayid ah ka afduubtay deegaan ka tirsan G/galgaduud

Dagaalameyaasha Al-shabaab ayaa dad rayid ah ka afduubtay deegaan lagu magacaabo Baalaldheere oo hoos taga deegaanka Cada-kibir ee Gobolka Gugaduud. Goobjoogeyaal ayaa soo.

Read More
Somali News

Khilaaf ka dhex taagan Shirkadaha Diyaaradaha iyo Hay’adda Duulista Rayidka

Guddiga Midowga Shirkadaha Diyaaradaha dalka ayaa ku dhowaaqay in laga bilaabo berri la joojiyay dhammaan duulimaadyada gudaha dalka, sida lagu baahiyay War-saxaafadeed ka.

Read More
Somali News

Masuuliyiin ka tirsan maamulka Galmudug oo gaaray degaanka Baxdo.

Wasiirka Waxbarashada Galmudug Dhoore, gudoomiyaha Gobolka Galgaduud Cilmi Cali cabdi iyo duqa Dhuusamareeb Geedaqoroow ayaa gaaray magaalada Baxdo ee gobolka Galgaduud halkaas oo.

Read More
Somali News

Saraakiil ka tirsan booliiska Soomaaliya oo gaaray Adis Ababa.

Wafdi Saraakiil ah oo uu hoggaaminayo Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sareeye Gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa gaaray Magaaladda Adis Ababa ee Caasimadda.

Read More
Somali News

Diyaarad ay Iran leedahay oo burburtay

Diyaarad dagaal oo laga leeyahay dalka Iran ayaa ku burburtay gobolka Isfahan ee bartamaha dalkaasi. Duuliyaha diyaaradda ayaa lagu soo waramayaa inuu ka.

Read More
Somali News

Ciidamada Dowladda oo soo bandhigay xubin ka tirsan Al-Shabaab.

Taliska Qeybta 60-aad ee ciidanka xoogga  Dalka ayaa soo bandhigay Madaxii Al-Shabaab uqaabilsanaa cunta karinta Gobolka Baay kaas oo lagu magacaabo Cali Madkeer.

Read More
Somali News

Maamulka degaanka Baxdo oo soo bandhigay Hub ay ka furteen Al-Shabaab.

Maamulka degaanka Baxdo ee gobolka Galgaduud iyo saraakiisha ciidamada qalabka sida ee ku sugan degaankaas ayaa maanta goob fagaare ah ku soo bandhigay,.

Read More
Somali News

Al-Shabaab oo dad shacab ah ka afduubtay Degaan hoostaga Cadakibir.

Xubno katirsan Dagaalamayasha Al-Shabaab ayaa dad dhacab ah ka afduubtay Degaanka lagu magacaabo Balaldheere Kaa oo hoostaga Deegaanka Cadakibir Ee Gobolka Galgaduud. Dadka.

Read More
Somali News

Ha,addaha gargaarka QM oo gurmad u fidinayo Dadka ay abaaruhu saameeyeen.

Ha,addaha gargaarka  qaramada midoobay ayaa kudhawaaqay fulinta mashruuc gargaar bani,aadannimo loogu sameynayo kumanaan kun oo qofood kuwaasi oo ay saameeyn kuyeelatay abaarta kajirta.

Read More
Somali News

Israaiil oo duqeymo ka geystay marinka Qazza.

Diyaaradaha dagaalka maamulka israaiil ayaa duqeymo xooggan kafuliyay qeybo kamid ah marinka Qazza maanta oo sabti ah waxaana duqeymahaas ay sheegeen iney jawaab.

Read More