Somali News
Somali News

Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka arimaha gudaha Galmudug oo gaaray degmada wisil.

Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka arimaha gudaha federaalka iyo dib u hishiisinta Galmudug oo socdaal ku maray degaanada Bariga Gobolka Mudug ayaa gaaray degmada.

Read More
Somali News

Khasaare ka dhashay duqeeymo ay Diyaaradaha Kenya ka wadaan gobolka geddo.

Diyaaradaha Dagaalka kenya ayaa duqeeymo dhanka cirka ah ka waddo tan iyo xalay degaano hoos yimaado gobolka gedo kuwaa oo dhaliyay Khasaare isugu.

Read More
Somali News

Ergeygaday gaarka ah ee Arrimaha abaaraha oo booqday kaamam ay ku jiraan in ka badan 9,000 oo qof

Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Bani-aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha, Md. Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa safar gaaban maanta ku.

Read More
Somali News

Shil Khasaare geeystay oo ka dhacay Jowhar.

Inta la xaqiijiyay labo ruux oo dhalinyaro ah ayaa ku geeriyootay shil gaari oo ka dhacay Magaalada Jowhar ee Caasimadda Dowlad Goboleedka Hir-shabeelle..

Read More
Somali News

Saciid Deni oo furayo Kal-fadhiga 50aad ee Baarlamaanka maamulkaas.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta oo taarikhdu ku beegan tahay 15-ka June 2022 furay Kal-fadhiga 50aad ee Baarlamanka dowlad.

Read More
Somali News

Xubno kasocda WFP iyo Ergeyga gaarka ah ee Arrimaha abaaraha oo gaaray Buulo-burde.

Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Bani-aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha,  Cabdiraxmaan Cabdishakuur, ayaa gaaray magaalada Buulo burte ee gobolka Hiiraan..

Read More
Somali News

Duullimaadkii ugu horreeyay ee qaxooti laga soo qaaday UK lana geyn lahaa Ruwanda oo la baajiyay.

Duulimaadkii ugu horreeyay dadka magangalyo doonka ah ee lafilayay in loo qaado dalka Rwanda kuwaasi oo laga qaadi rabay dalka UK ayaa lajoojiyay.

Read More
Somali News

TPLF oo rajeyneyso in Kenya ay soo kala dhexgasho iyaga iyo Itoobiya

Xooggag Tigray oo in muddo ah dagaal kula jiray dowladda Itoobiya ayaa sheegay in ay diyaar u yihiin in wafdi heer sare ah.

Read More
Somali News

WFP oo hakisay cunno gargaar ah oo ay siin jirtay Koonfurta Suudaan

Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Cunnada Adduunka ayaa joojisay gargaarkii ay siin jirtay Koonfurta Suudaan, iyadoo ugu yaraan 1.7 milyan oo qof oo.

Read More
Somali News

Kooxo hubaysan oo Dagmada Qardho ku dilay Taliyihii Saldhigga Degmadaas.

Sida uu xaqiijiyay Guddiimiyaha Gobolka Karkaar Cabdi Siciid Cismaan waxaa saaka kooxo hubeysan oo sida lasheegay isticmaalayay Maandooriye ay ku dileen magaaladda Qardho.

Read More