Somali News
Somali News

DFS oo ka hadashay go,aankeeda la xiriira qaadka Kenya

Dowladda Soomaaliya ayaa ka jawaabtay arrimaha la xiriira ganacsiga qaadka Kenya ee ay warbaahinta qaar tabisay in dhowaan dib loogu fasixi doono Soomaaliya..

Read More
Somali News

Faah-faahino:- Qarax dad ay ku geeriyoodeen oo ka dhacay Muqdisho

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax miino oo xalay ka dhacay degmada Dharkeynlay, gaar ahaan xerada Xerada Badbaado. Goobjoogayaal ayaa KNN.

Read More
Somali News

IOM oo dalbatay in ka badan 60 Milyan oo wax looga qabanayo abaarta ka jirta Somalia

Hay’adda Socdaalka Adduunka ee magaceeda loo soo gaabiyo IOM ayaa dalbatay lacag gaareysa 66 milyan oo doollar, taas oo lagu caawinayo in ka.

Read More
Somali News

Xisbiyada Mucaaradka Somaliland oo soo saaray go’aan

Maanta oo sabti ah Xisbiyada Mucaaradka  ee Somaliland ayaa qorsheenayay inay dhigaan dibadbaxyo ay ku dalbanayaan doorashada madaxweynaha, hasa ahaatee war kasoo baxay.

Read More
Somali News

Xubin ka tirsanaa Al-shabaab oo isku soo dhiibay ciidanka dowladda

Taliska ciidanka Nabad-sugidda iyo sirdoonka qaranka Soomaaliya ee gobolka Gedo ayaa magaalada Garbahaarey ku soo bandhigay Cabdicasiis Maxamuud Diiriye oo 12-kii sano ee.

Read More
Somali News

Faah-faahino laga helayo Qaraxyo caawa ka dhacay Muqdisho

Faah-faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya laba qarax oo caawa ka dhacay magaalada Muqdisho, kuwaasi oo uu ka dhashay khasaare isugu jira.

Read More
Somali News

Dhimasho iyo Dhaawac ka dhashay Is-rasaaseyn dhexmartay Ciidamo ka wada tirsan Puntland

Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari ayaa sheegaya in halkaasi ay is-rasaaseyn dhex martay Ciidamada Booliiska Puntland iyo kuwa Ammaanka ee.

Read More
Somali News

Ergeyga Abaaraha oo la kulmay Xubnaha Beesha Caalamka ee ku sugan Nairobi

Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan arrimaha Gurmadka Abaaraha, Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa kulan kulan la yeeshay qaar kamid ah Xubnaha.

Read More
Somali News

Soomaaliya oo ka qeyb gashay shir looga hadlay ka hortaga Masuq-maasuqa

Wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya ayaa ka qeyb galay Shirwaynaha 8-aad ee caalamiga ah ee madashada Afrika ee la dagaalanka Musuq-maasuqa, kaasi oo.

Read More
Somali News

Suuriya oo hakisay howlaha Garoonka Caalamiga ah ee Dimishiq

Dowladda Suuriya ayaa hakisay dhammaan duulimaadyadii garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Dimishiq ka dib markii Israel ay Weerar cirka ah ku qaaday meel.

Read More