Somali News
Somali News

M/weyne Xasan Shiikh oo ka hadlay geerida Cabdullaahi Shirwac

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya  Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiranyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo dhammaan Ummada Soomaaliyeed ee uu ka baxay.

Read More
Somali News

Cabsi lasoo deristay Somaalida ku nool dalalka Canada & Mareykanka.

Waxaa sii gordhaya baqdinta lasoo deristay Waalidiinta Soomaaliyeed ee ku nool dalalka Canada iyo Mareykanka taas oo la xiriirtaa weerarada lagu qaado goobaha.

Read More
Somali News

RW Rooble oo ka tacsiyeeyay geerida ku timid Cabdullahi M. Shirwac

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka tacsiyeeyey geerida allaha u naxariistee Marxuum Cabdullahi Maxamed Shirwac oo xubin firfircoon.

Read More
Somali News

Madrid oo markii 14-aad ku guuleystay Koobka Champions League-ga

Kooxda Liverpool oo doonaysay in ay markeedii 7-aad ku guulaysato koobka Champions Leaque-ga ayaa waxaa lasoo deristay niyad jab weyn kadib markii qeybtii.

Read More
Somali News

Q.M oo sheegtay in Amniga dalka Liibiya uu faraha ka sii baxayo

Warbixin ay qaramada midoobay soo saartay ayey ku sheegtay khatarta dhinaca amniga uu wajahayo dalka Libiya iyo waxa sababay. Warbixinta waxaa lagu sheegay.

Read More
Somali News

DFS iyo D/Goboleedyada oo ka wada hadlay arrimaha abaaraha

Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha Gurmadka Abaaraha Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa  kulan fogaan arag ah la yeeshay dhammaan wasiirrada.

Read More
Somali News

Guddoomiyihii hore ee Bulshada Rayidka oo ku geeriyooday Muqdisho

Alle ha Unaxariistee waxaa Magaalada muqdisho ku geeriyooday sida ay warbaahinta u xaqiijiyeen ehelkiisa, Prof Cabdullahi Maxamed Shirwac oo maalmihii lasoo dhaafay Muqdisho.

Read More
Somali News

Agaasimaha cusub ee Madaxtooyada oo xilka kala wareegay Agaasimihii hore

Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Qaranka Xuseen Sheekh Maxamuud iyo Ku-xigeenkiisa Maxamed Amiin Sheekh Cusmaan oo dhawaan Madaxweynaha Jamhuuriyaddu u magacaabay xilkaas ayaa munaasabad.

Read More
Somali News

Xaaladda Suxufiyiinta Itoobiya oo laga deyrinayo

Ururka Xuquuqda Aadanaha Ethiopia ayaa cambaareeyeey xadhigga lagula kacay qaar ka mid ah suxufiyiinta dalkaasi. Ururka wuxuu sheegay suxuufiyiin warbaahin kala duwan ka.

Read More
Somali News

Tobanaan ruux oo ku dhintay Isbuurasho ka dhacday Nigeria

Ugu yaraan 31 qof ayaa ku dhintay todobo kalena waa ay ku dhaawacmeen isbuurasho ka dhacday kaniisad ku taal koonfurta Nigeria magaalada Port.

Read More