Somali News
Somali News

Xil. CC-Warsame oo kulamo kala duwan la qaatay Wakiilada beesha caalamka

Ergayga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha Gurmadka Abaaraha, Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa kulan la qaatay Ergayga gaarka ah ee Qaramada.

Read More
Somali News

Guddoomiyaha Gollaha Shacabka oo kulan la qaatay Safiirka Qadar.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJF Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo kulan la qaatay Safiirka dowladda Qatar u fadhiya dalkeenna Amb. Hassan bin Hamza.

Read More
Somali News

Dhimasho iyo Dhaawac ka dhashay qarax ka dhacay duleedka Baraawe

Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax miino oo ka dhacay bar kontrool oo ku taalla tuulada Ambreyso.

Read More
Somali News

Putin oo digniin u diray Faransiiska iyo Jarmalka

Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa saaka la hadlay madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron iyo hoggaamiyaha Jarmalka Olaf Scholz. Wuxuu kala hadlay hubka ay siinayaan.

Read More
Somali News

MW Xasan Shiikh oo ka tacsiyay geerida Cabdullaahi Cabdi & Jawaahir Axmed

Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoysaska, qaraabada iyo dhammaan Shacabka Soomaaliyeed oo ay ay ka baxeen.

Read More
Somali News

Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland oo ka hadlay dalab kaga yimid mucaaradka

Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Somaliland Maxamed Kaahin Axmed ayaa ka hadlay dalab ugu yimid Xubnaha mucaaradka ee Somaliland, kaas oo ay ku doonayeen.

Read More
Somali News

Trump oo ka hadlay go,aanka Mareykanka uu ku taageeray Ukraine 

Madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump ayaa ugu baaqay xildhibaanada Mareykanka inay mudnaanta siiyaan dhaqaalaha lagu bixiyo ammaanka iskuullada baddalkii gargaar militeri uu.

Read More
Somali News

Shir looga hadlayay adkeynta ammaanka iyo abaaraha oo ka dhacay Beledxaawo

Maamulka Gobolka Gedo, Taliyaha Nabad sugida Gobolka Cabduraxmaan Cabdulaahi Aadan Bakaal Kooke, Wasiir ku-xigeenkii arirmaha Gudaha Jubbaland, Maamulka Degmada Beledxaawo, masuuliyiin xilal horey.

Read More
Somali News

M/weynaha DDS oo si kulul ugu hadlayay eedeyn loo jeediyay xukuumadiisa

Mustafe Muxummed Cumar, Madaxweynaha Dowlad deegaanka Soomaalida oo maanta la hadlay warbaahinta ayaa waxaa uu si kulul eedeyn uu ugu jeediyay xubnaha mucaraadka.

Read More
Somali News

Askari ka tirsanaa ilaalada Cumar Filish oo lagu dilay Muqdisho

Allaah u naxriistii Xuseen Abuular Nuur oo ka mid ahaa ilaalada gaarka ah ee guddoomiyaha gobolka Banaadir ayaa lagu dilay nawaaxiga Dekedda Muqdisho..

Read More