Somali News
Somali News

Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay Gaari lagu rasaaseeyay degmada Warshiikh ee HirShabeelle.

Warshiikh-KNN-Ugu yaraan shan qof ayaa ku dhintay tiro kalane way ku dhaawacmeen rasaas lagu furay gaari ay saarnaayeen dad shacab ah oo marayay.

Read More
Barnaamijyo Somali News Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (25-06-2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Madaxda Dowladda Soomaaliya oo Hambalyo u diray Madaxweynaha Dalka Turkiga Erdogan.

Muqdisho-KNN-Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Shiikh C/raxmaan ayaa u hambalyeeyay Guusha doorashada Madaxweynaha Dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan.

Read More
Somali News

Erdogan oo mar kale ku Guuleestay doorashadii ka dhacday Turkiga.

Muqdisho-KNN-Recep Tayyip Erdogan Madaxweynaha Dalka Turkiga ayaa mar kale ku Guuleestay doorashadii ka dhacday Dalkaasi kadib loolan adag uu la galay Murashaxiin kale..

Read More
Barnaamijyo Somali News Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA HABEEN EE RADIO KULMIYE 8:00PM (23=06=2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.com waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:-Cali Ibraahim  Cabdullahi  iyo Axmed.

Read More
Somali News

R/W Kheyre oo guul ku tilmaamay la soo wareegitaanka hawada Soomaaliya

Muqdisho-KNN-Ra`iisul Wasaaraha xukumadda fedraalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo maanta ka qeyb galay munaasabad loogu dabaal dagayay la soo wareegitaanka Hawada Soomaaliya oo.

Read More
Somali News

Golaha iskaashiga maamul goboleedyada oo taageeray in deeqaha aan la siinin Soomaaliland

Muqdisho-KNN-Golaha iskaashiga maamul goboleedyada ayaa taageeray go`aan ay horay u gaartay dowlada dhexe ee Soomaaliya kaas oo ku aadanay in la hakiyo deeqaha.

Read More
Somali News

Maxkamada Ciidamada oo maanta siideysay eedeeysane loo haystay dil iyo Al-shabaabnimo

Muqdisho-KNN-Cabdullaahi Xasan Axm’d Maalin (Warranto) ayaa loo soo qabtay in ka tirsanaa Maleeshiyada Al-shabaab,  sidoo kale waxaa loo heystay in uu ka dambeey.

Read More
Somali News

Madaxweyne Axmed Madoobe oo cafis u fidiyay maxaabiis ku eedeysnay dacwado kala duwan

Kismaayo-KNN-Madaxweynaha maamulka Jubaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa cafis u fiyay ku dhawaad 50 maxaabiis oo ku jiray xabsi ku yaala magaalada.

Read More
Somali News

Muwaadin Soomaaliyeed oo ka soo muuqday maxkamad ku taala dalka Australlia

Muqdisho-KNN-Nin Somaali ah oo lagu magacaabo Ali Khaliif Shire ayaa waxaa lasoo istaajiyay Maxkamad ku taalla Magaalada Melbourne ee dalka Australlia. Ali Khaliif.

Read More