Somali News
Somali News

Madaxweyne Gaas “G/Sool ma`ahan meel lagu ictiraaf raadsado”

Garowe-KNN-Madaxweynaha maamulka Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas oo hadal dhinacyo kala duwan taabana maanta ka hor jeediyay Baarlamaanka maamulkaasi ayaa aad ugu hadlay.

Read More
Somali News

Wararkii ugu dambeeyay Fagaare uu joogay Ra’iisul wasaraha Itoobiya oo la qarxiyay.

Addis-Ababa-KNN-Ra’iisul wasaaraha Cusub ee Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in dhowr ruux ay dhinteen kuwo kalena ay dhaawacmeen kadib qarax lala eegtay iskusoo.

Read More
Somali News

Mareeykanka oo cusbooneeysiiyay cuneqabateeynta Kuuriyadda Woqooyi.

Muqdisho-KNN-Madaxweeynaha Mareeykanka ayaa cusbooneeysiiyay cune qabateeynta kuuriyadda Woqooyi, isagoo sheegaya “in qatar aan caadi ahayn ay kasoo fool leedahay kuuriyadda Woqooyi” 10 maaalmood.

Read More
Somali News

Turkiga oo dad lagu xiray iyadoo doorasho loo diyaaar garoobayo.

Muqdisho-KNN-Booliiska Turkiga ayaa xiray 47 ruux in ay ku guda jireen Howlgal ay ku baadi goobayeen dad la aaminsanyahay in ay taageereen Afgambigii.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Somali News Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE(23-06-2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii duhur ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka Maanta Waxaa si.

Read More
Somali News

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya oo qarax ka badbaaday.

Adis-ababa-KNN-Warbaahinta Dowladda Itoobiya ayaa goor-dhaw baahisay in Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya oo ka badbaaday Qarax ka dhacay goob uu Khubad ka jeedinayay oo ku.

Read More
Somali News

DHAGEYSO:-Shimbiro aan nuucooda hore loo arag oo walaac ku beeray Ciidanka Naafada ee Isbitaalka Martiini.

Muqdisho-KNN-Muddo ka badan 24 saacadood ayaa Isbitaalka Martiini oo deegaan u ah Ciidamada Difaaca Soomaaliya ee ku Naafoobay dagaalka Soomaaliya iyo Itoobiya sanadkii.

Read More
Somali News

Madaxweyne Gaas oo Baarlamaanka Puntland kala hadlaya Xaaladda Tukeraq iyo Guud ahaan Puntland.

Garowe-KNN-C/Wali Maxamed Cali Gaas Madaxweynaha maamulka Puntland ayaa maanta hor tagaya Xildhibaanada Baarlamaanka Puntland waxa uuna u faah faahin ka siin doonaa Guud.

Read More
Barnaamijyo Somali News Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (23-06-2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Bam Gacmeed lagu weeraray Xaflad abaal-marin lagu doonsiinayay Arday Qur’aan ku tartamay.

Muqdisho-KNN-Koox hubeysan ayaa xalay Bam Gacmeed ku weeraray goob ay ka socotay Xaflad abaal marino lagu doonsiinayay arday ku tartantay Qur’aan kariimka ah..

Read More