DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE(21-06-2018)
Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii duhur ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka Maanta Waxaa si.
Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii duhur ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka Maanta Waxaa si.
Muqdisho-KNN-Qaramada Midoobey ayaa weydiisatay Dolwadda Kenya in ay qoxootiga u ogolaato dhaq-dhaqaq xor ah si ay awood ugu yeshaan in ay ganacsadaan. Wakiilka.
Muqdisho-KNN-Ciidamada Booliiska ee dalka Kenya ayaa waxaa isku soo dhiibay Mumina Eroba oo horay ciidamada ay madaxeeda dul dhigeen Hal Milyan oo Shilin.
Muqdisho-KNN-Maalmihii dambe Taliyaha Ciidamada Booliiska Soomaaliyeed Gen. Bashiir Cabdi Maxamed ayaa isbedel ku sameeyay qaar ka mid ah Taliyeyaasha Ciidanka Booliska ee ka.
Muqdisho-KNN-Maxamed C/llaahi Farmaajo Madaxweynaha Soomaaliya ayaa lagu wadaa in maanta uu u ambabaxo Dalka Itoobiya si uu uga qeyb galo Shir deg deg.
Oslo-KNN-Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyrre ayaa markii ugu horeysay ka hadlay warar maalmihii ugu dambeeyay aad looga hadal haayay gudaha wadamada.
Balanbal-KNN-Maxamed Xaashi Carabeey Madaxweyne Ku xigeenka Maamulka Galmudug ayaa walaac ka muujiyey dagaal Beeleed dib uga soo cusboonaaday degmada Balanbal ee gobalka Galgaduud.
Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.
Baydhabo-KNN-Wararka naga soo gaarayo magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka Bay ayaa soo sheegaya in Ciidamada amaanka ay xalay toogasho ku dileen wiil dhalinyar.
Muqdisho-KNN-Xasan Shiikh Maxamuud Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ayaa ka hadlay xaaladda deegaanka Tukeraq ee gobalka Sool oo tan iyo Bilaawgii sanadkaan dagaal ka.