Somali News
Somali News

Ciidamada Israa’iil oo ‘toogasho ku dilay’ suxufiyad ka tirsan TV-ga Al-jazeera

Wariye ka tirsan Aljazeera ayaa lagu dilay rasaas ay ciidamada Israa’iil ku fureen maanta oo Arbaca ah dhulka la haysto ee Daanta Galbeed,.

Read More
Somali News

Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyeeyay Geeridda Marwo Xaawo Cabdi Samatar.

Muqdisho-KNN-Madaxweynaha  Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo dhammaan Ummadda Soomaaliyeed ee ay ka geeriyootey Marxuumad Xaawo.

Read More
Somali News

Roobab ka da’ay Gaalkacyo oo bur buriyay guryo ay Daganaayeen dad Barakacayaal.

Muqdiaho-KNN-Wararka ka imaanayo Magaalada Gaallkacyo ayaa sheegaya in Barakacayaasha ku nool xeryaha ku yaal daafaha magaalada Gaalkacyo ay xalay soo wajahday xaalad adag,.

Read More
Somali News

Wasiirka Gaadiidka  Duran farax oo kula dar-daarmay shaqaalaha dar-ar galinta Shaqada bulshada loo hayo.

Muqdiaho-KNN-Wasiirka Wasaaradda Gadiidka iyo Duulista hawada (XFS) Duran axmed farax ayaa maanta kulan laqaatay Kusimaha Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista hawada.

Read More
Somali News

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay Shariif Sheekh Axmed.

Muqdisho-KNN-Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa  hoygiisa ku qaabilay madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna musharrax madaxweyne Shariif.

Read More
Somali News

Guddoomiye Aadan Madoobe oo guddoomiyay shir looga hadlay amniga doorashada

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta shir guddoomiyay kulan looga hadlaayay amniga doorashada oo ka dhacay teendhada Afisyooni.

Read More
Somali News

R/wasaare Rooble iyo guddoomiye Sacdiyo oo ka wadahadlay doorashada Madaxweynaha

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa la kulmay Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Sacdiyo Yaasiin Xaaji.

Read More
Somali News

Tirada musharaxiinta isdiiwaan geliyay iyo liiska hadal jeedinta musharixiinta oo la soo bandhigay.

Muqdisho-KNN-Diiwaangelinta murashaxiinta u tartamaya xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa galabta si rasmi ah loo soo gabagabeeyay. Waxaa isdiiwaangeliyay 39 murashax oo mid ay tahay.

Read More
Somali News

Aadan Madoobe oo saraakiisha ciidamada Xoogga iyo kuwa ATMIS faray inay adkeeyaan amniga doorashada

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta kormeer indha-indheyn ah ku tagay teendhada Afasiyooni oo ay ka socoto.

Read More
Somali News

Beesha Caalamka oo war ka soo saartay doorashada Madaxweynaha

Warsaxaafadeed ka soo baxay xubnaha beesha caalamka ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay inay soo dhoweynayaan ku dhawaaqista guddiga qabanqaabada baarlamaanka ee ah in.

Read More