Amniga Doorashada Madaxweynaha oo lagu wareejiyay Howlgalka ATMIS
Guddiga Qaban qaabada Doorashada Madaxweynaha ayaa shaaciyay habraaca Amniga goobta ay ka dhaceyso Doorashada ee Teendhada Afisiyooni ee magaalada Muqdisho. Guddiga ayaa sheegay.
Guddiga Qaban qaabada Doorashada Madaxweynaha ayaa shaaciyay habraaca Amniga goobta ay ka dhaceyso Doorashada ee Teendhada Afisiyooni ee magaalada Muqdisho. Guddiga ayaa sheegay.
Madaxweynaha Muddo Xileedkiisu dhammaaday ee Soomaaliya Madaxwayne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta qaatay Shahaada Musharaxnimo ee Doorashada Madaxweynaha. Madaxweyne Farmaajo oo shantii sano.
Muqdisho-KNN-Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare BFS Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa maanta kulan la qaatay Safiirka Midowga Yurub u fadhisa Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Marwo.
Maxkamadda Ciidanka Millatariga Somaliland ayaa maanta dil toogasho ah ku xukuntay Gaashaanle Dhexe, Saalax Bullaale Jaamac oo ka tirsanaa isla ciidanka Milatariga Somaliland..
Muqdisho-KNN-Fowsiya Yuusuf Xaaji Aadan ayaa noqotay gabadha keliya ee ilaa haatan isu diwaan gelisay inay u tartanto xilka madaxweynaha Soomaaliya. Waxaa maalintii labaad.
Muqdisho-KNN-Wararka ka’imaanayo Garoonka Diyaaradaha Magaalada Buula barade ee Gobolka Hiiraan ayaa Sheegay inu Qarka u Saaranyahay inu Xirmo Garoonkaas Kadib burbur Soo Gaadhay.
Muqdisho-KNN-Waxaa Maalinta labaad weli magaalada Muqdisho ka socda diwaan-gelinta Musharixiinta u taagan Doorashada Xilka Madaxweynaha 10-aad ee Soomaaliya, kaasi oo ka socda Xarrunta.
Muqdisho-KNN-Madaxweynaha mudda xileedkiisu dhamaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa markii ugu horeysay shaaciyay in uu yahay musharax madaxweyne oo markale u taagan xilkaasi, isaga.
Miqdisho-KNN-Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan salaan iyo hambalyo ah la qaatay madaxweynaha Jubaland Axmed.
Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Shiikh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la yeeshay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen. Kulanka madaxweyne Guudlaawe iyo.