Somali News
Somali News

Howlgalka ATMIS oo bandow ku soo rogay nawaaxiga teendhada Afisyooni ee Muqdisho.

War qoraal ah oo ka soo baxay Howgalka midowga Afrika ee (ATMIS) ayaa lagu sheegay in iyagoo la tashanaya guddoomiyaha golaha shacabka ee.

Read More
Somali News

Diiwaangelinta musharrixiinta xilka Madaxweynaha oo Maalintii Saddexaad ka socoto muqdisho.

Muqdisho-KNN-Guddiga doorashada Madaxweynaha soomaaliya ayaa Maalintii Saddexaad oo xiriir ah waxaa ay Magaalada Muqdisho ka wadaan diiwaangelinta musharrixiinta xilka Madaxweynaha Soomaaliya. Guddiga ayaa.

Read More
Somali News

barakac ka bilaawday Qeeybo kamid ah Guriceel.

Muqdisho-KNN-Xaafadaha kuyaala waqooyiga iyo bariga magaalada Guriceel ee Gobolka Galgaduud ayaa waxaa haatan ka bilaawday barakac ay  sameynayaan dadka shacabka ah ee ku.

Read More
Somali News

Ciidamo ka tirsan Dowladda oo la filayo in Loo daabullo Degaanno ka tirsan Galmudug

Muqdisho-KNN-Ciidamo ka tirsan Booliiska Gaarka ah ee Haramcad oo Gaaraya in ku dhaw 200 oo Askari ayaa lagu wadaa in  maanta laga dajiyo.

Read More
Somali News

Ukraine oo hubka Maraykanka u qaadan karta amaah ama kiro

Madaxweynaha Maraykanka ayaa saxiixay sharci ogolaanaya in Ukraine ay hub ka amaahato ama ka kireysato dalkiisa, sida ay isaga caabiso duulaanka Ruushka. Sharcigan.

Read More
Somali News

Danjiraha Ruushka ee Poland oo ay weerareen debedbaxayaal careeysan.

Wararka ka imanaya caasimadda dalka Poland ee Warsaw ayaa sheegaya in debedbaxayaal ka cadhaysan dagaalka dalka Ruushku uu ku qaaday Ukraine, inay ranji.

Read More
Somali News

Farxaan qaroole oo ka badbaaday qarax miino oo lala eegtay kolonyo uu la socday.

Muqdisho-KNN-Faah-faahinno dheeraad ah ayaa kasoo baxayo Qarax lala eegtay fiidkii hore ee xalay Kolonyo gelbineysay Taliyaha Ciidamada boliska Gobolka banaadir farxaan qaroole. Sarkaal.

Read More
Somali News

Dagaal dhexmaray ciidamada Eritrea iyo dagaalyahanada TPLF

Dagaal u dhexeeyay ciidamada Eritrea iyo ciidamada fallaagada Tigray ayaa ka dhacay xadka Eritrea, sida ay ilo wareedyo la isku haleyn karo ay.

Read More
Somali News

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan deg deg ah la yeeshay Saraakiisha Howlgalka ATMIS

Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo caawa kulan deg deg la yeeshay saraakiisha sare ee ciidanka howlgalka nabad ilaalinta ATMIS..

Read More
Somali News

Ra’iisul wasaarihii Sri Lanka oo is casilay

Raiisel wasaaraha, Sri Lanka Mahinda Rajapaksa ayaa maanta ku dhowaaqay in is casilay, ka dib markii ay xoogeesteen dibad baxyada ka socda dalkaasi.

Read More