Somali News
Somali News

Burundi oo ka hadashay khasaarihii kasoo gaaray weerarkii ka dhacay deegaanka Ceelbaraf

Shalay ayey ahayd markii Kooxda Al-shabaab ay weerar dhowr jiho leh ku qaadeen Saldhig Ciidamada Burundi oo qeybta ka howlgalka ATMIS ay ku.

Read More
Somali News

Akhriso: Xubnaha Guddiga ee loo magacaabay doorashada Madaxweynaha JFS

Kulan maanta ay magaalada Muqdisho ku yeesheen Xildhibaanada labada aqal ee Baarlamaanka 11-aad ee Soomaaliya ayaa looga dooday Guddiga Doorashada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka.

Read More
Somali News

Qatar & Turkiga oo oo cambaareeyay weerarkii Al-shabaab ay ka geysteen deegaanka Ceelbaraf

Dowladdaha Qatar iyo Turkiga ayaa war kasoo saaray weerarkii Al-shabaab ay ku qaadeen saldhig Ciidanka Burundi ay ku leeyihiin deegaanka Ceelbaraf ee Gobolka.

Read More
Somali News

Kulanka Xildhibaanada labada aqal ee Baarlamaanka oo furmay

Waxaa si rasmi ah u furmay kulanka labada aqal ee Xildhibaanada  Baarlamaanka 11-aad ee Soomaaliya, xili uu wali taagan yahay khilaafka Xildhibaanadii lagu.

Read More
Somali News

Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta kulan ka yeelanaya doorashada Madaxweynaha JFS

Maanta oo Arbaco ah waxaa lagu wadaa in Magaalada Muqdisho kulamo ku yeeshaan Xildhibaanada labada aqal ee Baarlamaanka 11-aad ee Soomaaliya. Xarumaha ay.

Read More
Somali News

DFS oo ka hadashay weerarkii Al-shabaab ay ku qaadeen deegaanka Ceelbaraf

War-saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa lagu cambaareeyay Weerarkii Al-shabaab ay ka geysteen Saldhig Ciidamada Burundi ay ku leeyihiin deegaanka Ceelbaraf.

Read More
Somali News

MD Farmaajo “Waxaan Xeer Madaxweyne ku joojiyay isbeddelada maamul iyo midka shaqaale ee hay’adaha dowladda.”

Qoraal kasoo baxay Madaxtooyada Soomaaliya ayaa lagu sheegay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo isaga oo ka hortagaya ku takri-falka awoodda dowladnimada, musuqmaasuqa maamul.

Read More
Somali News

Sheekh Aadan Madoobe oo kulamo la qaatay RW ku-xigeenka dalka & Axmed Qoor qoor

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa magaalada Muqdisho ka wada kulamo siyaasadeed oo uu la yeelanayo madaxda.

Read More
Somali News

Xubnaha labada aqal ee BFS oo berri kulan ku yeelanaya Muqdisho.

Maalinta berri ah ayaa waxaa magaalada Muqdisho kulan Wadajir ah ku yeelanaya xildhibaanada Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Kulanka ayaa ka dhacaya.

Read More
Somali News

Guddoomiye Aadan Madoobe oo saraakiisha ciidanka ugu digay in ay ku milmaan siyaasada iyo doorashada

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa isugu yeeray dhammaan saraakiisha ugu sareysa ciidamada qalabka sida. Shirka.

Read More