Somali News
Somali News

Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo ka furmay Dhuusamareeb

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud ayaa goordhow magaalada Dhuusamareeb ka furay shirka Golaha Wadatashiga Qaranka. Shirka ayaa waxaa ka qeybgalaya Madaxweyne.

Read More
Somali News

Dowladda Federaalka: “Howlgal lagu xaqiijinayo Amniga ayaa ka socda gudaha degmada Ceelbuur”

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegatay Ciidanka Xoogga iyo kuwa deegaanka ay la wareegeen magaalada Ceelbuur, haddana uu socdo howlgal lagu xaqiijinayo Amniga. Qoraal ka.

Read More
Somali News

Somaliland oo xaqiijisay in Ciidankeeda ka baxeen Saldhiga Gooja-cadde

Wasaaradda Gaashaandhiga Somaliland ayaa sheegay in Ciidankeeda ka baxeen saldhiggii ay kaga sugnaayeen gobolka Sool ee Gooja-cadde. “Ciidanka Qaranku waxay ku jiraan dib-isku-habayn.

Read More
Somali News

Madaxweynaha Koofur Galbeed oo gaarey Dhuusamareeb

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa garoonka diyaaradaha Ugaas Nuur ee Caasimadda Dhuusamareeeb kusoo dhaweeyay madaxweynaha Koonfur-Galbeed mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed..

Read More
Somali News

Wararkii u dambeeyay dagaalka ka dhacay Saldhiga Gooja-cadde

Ciidamada SSC ee deegaanka ayaa si buuxda ula wareegay saldhiga Gooja-cadde oo ay ku sugnaayeen Askarta Somaliland. Sawirro lagu baahiyay baraha bulshada ayaa.

Read More
Somali News

Booliiska Mareykanka oo muddo kooban xiray Madaxweynihii hore ee Mareykanka

Madaxweynihii dalka Mareykanka, Donald Trump ayaa daqiiqado kooban lagu xiray magaalada Atlanta ee Georgia isagoo lagu eedeeyay inuu is-daba mariyo natiijada doorashada 2020-ka.

Read More
Somali News

Faah faahino ka soo baxaya dagaal ka socda duleedka magaalada Laascaanood

Dagaal saacado badan qaatay ayaa ka socda magaalada Laascaanood ee gobolka Sool, kaasi oo dhexmaray  Ciidamada Deegaanka iyo kuwa Somaliland. Ciidamada deegaanka ee.

Read More
Somali News

Go’aanka dowladda ee xirada qaar kamid ah baraha bulshada oo wali dhaqan galin

Go’aanka Dowladda Soomaaliya ee xirada Baraha bulshada ee kala ah TikTok iyo Telegram ayaan wali dhaqan galin. Barnaamijyada ayaa wali si caadi ah.

Read More
Somali News

Ciidanka Xoogga oo la wareegay deegaan hoos yimaada degmada Ceelbuur

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaa shanaya Dadka deegaanka ayaa si buuxda ula wareegay Tuulada Dac oo hoos tagta Degmada Ceel-Buur ee Gobalka.

Read More
Somali News

Hoggaamiyaha Kooxda Wagner ee Ruushka oo kamid noqday dad ay la burburtay diyaarad

Hoggaamiyihii Kooxda Calooshood u shaqeystayaasha ee Wagner, Yevgeny Prigozhin  ayaa la soo warinayaa in uu kamid ahaa 10 ruux oo saarnaa diyaarad gaar.

Read More