Somali News
Somali News

Dowladda Soomaaliya oo soo bandhigay sarkaal ka soo goostay Al-shabaab

Nuur-deeq Cabdulaahi Maalinguur oo kamid ahaa Saraakiisha ugu sareeyey Dagaalameyaasha Al-shabaab ee jooga Gobolka Mudug ayaa maanta isku soo dhiibay ciidanka xoogga dalka.

Read More
Somali News

Faah faahino ka soo baxaya dilka Taliyihii Amniga Degmada Doolow

Warar dheeraad ah ah ayaa ka soo baxaya dil degmada Doolow ee gobolka Gedo loogu geystay Taliyihii Amniga degmadaasi, Ibraahim Hilowle Xuseen. Goobjoogeyaal.

Read More
Somali News

Dagaal ka dhacay deegaanka Aboorey ee Gobolka Hiiraan

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal culus oo ka dhacay Dagaal degaanka Aboorey ee Gobolka Hiiraan. Dagaalka ayaa u dhaxeeyay Ciidanka.

Read More
Somali News

Labada Gole ee Baarlamaanka oo ka dooday Wax ka badalka Dastuurka

Labada gole ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta kulan ku yeeshay Magaalada Muqdisho, iyaga oo dood ka yeeshay Habraaca wax ka badalka Dastuurka dalka..

Read More
Somali News Uncategorized

Madaxweyne Xasan Sheekh “Al-shabaab kuma soo noqon doonaan goobaha laga saaray”

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in aan dib looga soo noqon doonin deegaannada laga saaray Al-shabaab ee ay ku.

Read More
Somali News

Akhriso : war murtiyeed laga soo saaray shirka Golaha Wadashiga Qaran

Shirka Golaha wadatashiga ee Dawladda Federaalka iyo Dawlad-gobolleedyada oo lagu soo gabagabeeyay Dhuusamareeb, ayaa laga soo saaray qodobo ay kamid yihiin dagaalka Al-shabaab.

Read More
Somali News

Beesha Caalamka oo war ka soo saartay dagaaladii ka dhacay Laascaanood

Saaxiibada beesha caalamka* waxay si adag u cambaareynayaan sii hurinta colaadda Laascaanood, oo ay ka mid yihiin wararka sheegaya in dagaalku ku fiday.

Read More
Somali News

Maxkamdda Ciidanka xukun dilay ah ku riday laba nin oo ka tirsana Al-shabaab

Maxkamada Darajada Koowaad ee magaalada Gaalkacayo ayaa xukun dil ah ku riday labo nin oo lagu kala magacaabo Liibaan Maxamed Yuusuf iyo Jaamac.

Read More
Somali News

Duqeymo ka dhacay deegaano u dhaw magaalada Cowswayne

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya howlgallo ay Ciidanka Xoogga iyo dadka deegaanka wadaan deegaan ka Cowswayne iyo deegaannada Hoos yimaada. Sidoo.

Read More
Somali News

Barnaamijka Telegram hawada laga saaray qeybo kamid ah Soomaaliya

Barnaamijka farriimaha lagu wadaago ee Telegram ayaa hawada ka maqan tan ilaa xalay Koofurta iyo Bartamaha dalka, taasi hadal hayn ka dhex abuurtay.

Read More