Uncategorized
Uncategorized

Barnaamijka Ogaal (31-12-2020)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-:-ka Radiokulmiye.net waxaa halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaan halkana idin ka soo jeedin doono:Cabdullahi Maxamad Cali:- Farsamadii:-Deeqo Cali Maxamad.

Read More
Somali News Uncategorized

Daawo:-Shirka Madasha Aragti-wadaagga oo ka furmay Garoowe

Garowe-KNN-Waxaa magaalada Garowe ee gobolka Nugaal hadda si toos ah uga furmay shirkii maalmahan lagu waday in uu la dhaco magaaladaasi, balse soo.

Read More
Somali News Uncategorized

Al-Shabaab oo dad shacab ah ka afduubtay deegaan ka tirsan Galgaduud

Dhuusamareeb-KNN-Wararka naga soo gaaraya gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in maanta ay Al-Shabaab dad ka afduubteen deegaan ka tirsan gobolkaas. Deegaan lagu magacaabo Burujeed.

Read More
Somali News Uncategorized

Sawirro:-Maxkamadda ciidamada oo xukun adag ku ridday nin qorsheynayey inuu is qarxiyo

Muqdisho-KNN- Maxkamadda ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa maanta waxa ay go’aan ka gaartay Xasan Cabdullaahi Aadan oo loo haystay dambi ah inuu.

Read More
Somali News Uncategorized

Maxaa ka cusub Xiisadda u dhaxeysa Soomaaliya iyo Kenya?

Muqdisho-KNN-Duhurnimadii maanta waxaa la sugaayay Shir jaraaid ay qabato Monics Juma Wasiirka Difaaca Kenya oo Warfidiyeenka la iskugu yeeray Xarunta Wasaaradda Difaaca ,balse.

Read More
Uncategorized

DEG DEG:- Dagaal saakay ka qarxay magaalada Beledweyne

Wararka ka imaanaya magaalada Beledweyne ayaa sheegaya in Dagaal xoogan  uu  saakay aroortii ka bilaawday xaafado ka tirsan magaalada Beledweyne ee gobolka Hiraan..

Read More
Somali News Uncategorized

Beledweyne: Ciidamada DF oo saakay weeraray Jabhadda Jeneraal Xuud

Beledweyne-KNN-Wararka aan saakay ka heleyno duleedka magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ciidamada dowladda, gaar ahaan kuwa NISA ay weerar ku.

Read More
Uncategorized

Duxcasino Rezension 2022 ️ Zulässige S Für Deutsche Black Jack Spieler

Alle Boni Und Möglichkeiten Wird Im Dux Casino Online Angeboten Inhalt Sind Dux Casino No Deposit Bonus Codes? Geschwind, Sicher Dux Casino-auszahlungen Spielen.

Read More
Uncategorized

DFS oo ku baaqday in si deg deg loo joojiyo dagaal beeleedyada ka socda Mudug

Dowladda Federaalka Somalia ayaa ku baaqday in si deg deg ah loo joojiyo dagaal beeleedyada ka deegaanka Hul-dooyaale oo bari kaga began Gobolka.

Read More
Uncategorized

KNN

knn

Read More