Uncategorized
Somali News Uncategorized

Dagaal u dhaxeeyay Soomaalida iyo Canfarta oo ka dhacay Ethiopia

Dagaal sababay dhimasho iyo dhaawac oo u dhexeeyay soomaalida iyo canfarta ayaa waxaa uu  ka dhacay Dalka Itoobiya. Inta la xaqiijiyay 27 qof.

Read More
Somali News Uncategorized

Hoggamiyaha xisbiga Wadani oo laga helay Coronavirus

Hargeysa-KNN-Guddoomiyaha Xisbiga Wadani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi Cirro ayaa lagu waramayaa in laga helay Caabuqa Coronavirus kaddib tijaabo caafimaad oo lagu sameeyay. Guddoomiye Cirro.

Read More
Uncategorized

Xildhibaanada waqtigoodu dhammaaday ee Hirshabeelle oo lagu eedeeyay inay hurinayaan khilaafka dhismaha maamulka cusub

Muqdisho-KNN-Dhisidda Hirshabeelle cusub oo loo dhan yahay ayaa u muuqata in uu hareeyay khilaaf salka ku haya, qaabka doorashada ee ay ugu horreyso.

Read More
Somali News Uncategorized

Dad shacab ah oo lagu dilay wadanka Burkino Faso.

Kolonyo baabuur ah oo ay lasocdeen tobonaan ruux oo doonayay in ay dib ugu soo laabtaan guryahooda ayaa lagu weeraray gudaha wadanka Burkino.

Read More
Uncategorized

Federal Register :: Interpretive Rule on Demurrage and Detention Under the Shipping Act

Contents FM Broadcast Radio Service III. Discussion of Particular Issues II. NPRM and Summary of Comments Government Contracts PART 545-INTERPRETATIONS AND STATEMENTS OF.

Read More
Uncategorized

Termination for Breach by AGTC Sample Clauses

Contents G. Empty Container Return Immigration & Border Control Related to Termination for Breach by AGTC II. NPRM and Summary of Comments It.

Read More
Somali News Uncategorized

Shir caawa Muqdisho uga furmay madaxweyne Farmaajo, madaxda DG iyo Cumar Filish

Muqdisho-KNN-Shir u dhaxeeya Madaxweyne Farmaajo, madaxda dowlad goboleedyada iyo guddoomiyaha gobolka Banaadir Cumar Filish ayaa caawa ka furmay magaalada Muqdisho. Shirkaas ayaa ka.

Read More
Uncategorized

WARKA HABEEN 8:00PM (16-09-2020)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.net waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:-Cabduqani Cabdulaahi Ibraahim Iyo.

Read More
Uncategorized

Trump oo sheegay in dalal Sucuudigu kamid yahay ku soo biiri donaan heshiisyada Israa’iil

Muqdisho-KNN-Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump ayaa waxa uu sheegay in Boqortooyada Sucuudigu ay ku soo biiri doonto, heshiisyadii ay galeen dawladaha Bahrain iyo.

Read More
Somali News Uncategorized

Axmed Madoobe oo u safray Kismaayo

Muqdisho-KNN-Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmad Maxamed islmaam Madoobe oo maalmahaan Safar ku joogay Muqdisho ayaa goordhaw u duulay Magaalada Kismaayo. Ujeedka safarka Madaxweynuhu.

Read More