Uncategorized
Somali News Uncategorized

DFS oo sheegtay in ay dagaal ku qabatay dagaalamayaal ka tirsan Al-Shabaab

Ciidamada xoogga gaar ahaan Kumaandooska Danab oo howlgal ka sameeyay deegaano ka tirsan gobolka Shabeellada dhexe ayaa sheeegay in ay qabteen dagaalamayaal ka.

Read More
Somali News Uncategorized

WARKA DUHUR (03-02-2021)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:–Burhaan.

Read More
Uncategorized

Turkiga oo cambaareeyay weerarkii Hotel Afrik

Warsaxaafadeed kooban oo ka soo baxay wasaarada arimaha dibadda ee dalka Turkiga ayaa si kulul loogu canbaareeyay weerarkii argagaxisada ay la beegsadeen dad.

Read More
Uncategorized

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaa halkaa idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye Nuur :- Farsamadii:-Faarax C/llaahi.

Read More
Uncategorized

Barnaamijka Murti iyo Maaweelo (22-01-2021)

Muqdisho:-KNN–Waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Murti iyo Maaweelo oo ad habeenka Jimcaha sabtida ay soo galeyso saacadu markii ay tahay 10:30PM ka dhageysataan.

Read More
Uncategorized

DFS oo cambaareysay qaraxyo ka dhacay Ciraaq.

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si adag u cambaaraysay qaraxyo mataano ah oo khamiistii lala beegsaday suuq bulsho oo ku yaalla fagaaraha duulimaadka ee.

Read More
Uncategorized

Madaxweyne Deni oo la kulmay odoyaasha Qardho

Madaxweynaha Dowlad goboleedka  Puntland  Siciid Cabdullaahi Deni, oo safar shaqo ku jooga  Qardho ayaa kulan la qaatay Odayaasha dhaqanka iyo waxgaradka Gobolka Karkaar..

Read More
Uncategorized

Diyaarado sida gargaar oo maanta ka degay Xudur.

Xudur-KNN-Wararka imaanaya gobolka Bakool ayaa sheegaya in diyaarado sida gar gaar ay ka degeen degmada Xudur ee gobolkaasi, oo maalmihii la soo dhaafay.

Read More
Uncategorized

Hogaamiyihii mucaaradka Ruushka ee la sumeeyay oo lagu xiray magaalada Moscow

Alexei Navalny oo ah nin si wayn u dhaliila aqalka Kremlin ee Ruushka ayaa la sheegay in la xiray ka dib markii diyaaraddii.

Read More
Somali News Uncategorized

Al-Shabaab iyo Kooxda Macawiisley oo ku dagaalamay deegaanka Leego ee Sh.Hoose

Wararka naga soo gaaraya deegaanka Leego ee gobolka Shabeellada Hoose ayaa  sheegaya in halkaasi uu ka dhacay dagaal u dhaxeeya Al-Shabaab iyo Kooxda.

Read More