Uncategorized
Uncategorized

Al-Shabaab oo weeraray Ciidan ka tirsan Booliiska Kenya.

Muqdisho-KNN-Dagaalamayaal ka tirsan Al-shabaab ayaa weerar ku qaaday Ciidan ka tirsan Booliska Dalka Kenya sida ay maanta baayihiin warbaahinta Kenya. Al-shabaab ayaa wadada.

Read More
Uncategorized

Madaxweyne Farmaajo oo maanta u Ambabaxayo Dalka Ivery Coast

Nairobi-KNN-Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa lagu wadaa in maanta uu ambabaxo Dalka Iver coast ee Galbeedka qaaradda africa halkaas uu kaaga soo.

Read More
Uncategorized

Maraykanka “waxaan dilnay hogaamiye Daacish ah iyo Ilaaladiisa”

Boosaaso-KNN-Taliska Ciidamada Maraykanka ee ku sugan Soomaaliya ayaa soo saaray Warsaxaafadeed oo ay faah faahin dheeraad ah kaga bixinayaan duqeyn ka dhacday Saldhigga.

Read More
Uncategorized

Dowladda Soomaaliya oo loogu deeqay $ 200 oo miliyan.

Muqdisho-KNN-Dowladda Qatar ayaa maanta ku dhawaaqday in  Soomaaliya ay ku caawineyso lacag dhan $ 200 oo milyan oo doolar kadib wafdi ka socda.

Read More
Uncategorized

Xafladda Caleema saarka Madaxweynaha Kenya oo ka dhacday Nairobi.

Nairobi-KNN-Xaflada Caleema saarka Madaxweynaha Wadanka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa maanta lagu qabtay Garoonka Kasarani Stadium ee ku yaala magaalada Nairobi ee xarunta wadanka Kenya..

Read More
Uncategorized

Ciidamadii ugu badnaa ee Kenya oo maanta la dhigay Xaafadaha Nairobi.

Nairobi-KNN-Dawlada Kenya ayaa ciidamadii ugu badnaa geysay magaalada caasimada ah ee Nairobi iyo magaalooyin kale ayadoo ay dhacayso xaflada caleemo saarka M/weynaha mar.

Read More
Uncategorized

Australia oo lagu xiray wiil Soomaali ah oo looga shakisan yahay in uu qorsheynayay weerar ka dhaca Dalkaasi.

Melbourne-KNN-Booliiska Austrralia ayaa xiray nin ay ku eedeeyeen in uu qorshaynayay in uu qaado fal argagixiso marka ay magaalada Melbourne ka billowdaan munaasabadaha.

Read More
Uncategorized

Howlgal gaar ah oo laga sameeyay Xaafado ka mid ah degmada Kaaraan.

Muqdisho-KNN-Ciidanka Booliska Soomaaliya ayaa Howlgal ka sameeyay Xaafado ka mid ah degmada Karaan ee Gobalka Banaadir waxaana la sheegay in uu ahaa Howlgal.

Read More
Uncategorized

Wafdi ka socda Dowladda Qatar oo booqasho ku yimid Muqdisho.

Muqdisho-KNN-Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo horumarinta dhaqaallaha H.E. Amb. Gamal Mohamed Hassan, Wasiirka Amniga gudaha H.E. Mr. Mohamed Abukar Islow iyo Wasiir kuxigeenka Arrimaha.

Read More
Uncategorized

Hoggaamiyihii jabhadda Janjaweed oo lagu xiray Sudan

Mas’uuliyiinta dalka Sudan ayaa xabsiga u taxaabay madaxii jabhadda Janjaweed kaas oo lagu tuhunsanyahay in uu gobolka Dafuur ka geystay falal lid ku.

Read More