Uncategorized
Uncategorized

Xukuumada Soomaliya oo dhawaan lagu soo wareejinayo maxaabiista ku xiran Seychelles

Muqdisho-KNN-Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar ayaa Xabsi ku yaalla Jaziiradda Mahe ee Seychelles ku booqday illaa 15 Maxaabiis Soomaali ah oo.

Read More
Uncategorized

Dhaq-dhaqaaq ciidan oo laga dareemayo degmada ceelbuur ee gobalka galgaduud.

Ceelbuur-KNN-Gudoomiyaha Degmada Ceelbuur ee gobalka galgaduud Nuur Xasan Guutaale oo la hadlay idaacadda Kulmiye ayaa sheegay in wadaan abaabulkii ugu dambeeyay oo ay.

Read More
Uncategorized

Ahlusunna iyo Galmudug oo Diiday in Shirkooda Jabuuti uu ka qaybgalo Wasiir ay u dirtay dowladda dhexe

Muqdisho-KNN- Iyadoo lagu wado in dalka Jabuuti uu ka furmo wada hadal u dhaxeeya Maamuladda  Galmudug iyo Ahlusuna ayaa warar soo baxaya waxay sheegayaan.

Read More
Uncategorized

Madaxweyne Xaaf iyo ku xigeynkiisa oo gaaray Jabuuti + SAWIRO

Jabuuti–KNN— Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf iyo Kuxigeenkiisa Maxamed Xaashi Carabey ayaa Maanta gaaray Wadanka Jabuuti,waxaana Garoonka Diyaaradaha Jabuuti ku soo dhaweeyay.

Read More
Uncategorized

Dadka kenyanka ah ee ku nool Keynta Boni oo ka cabsi qaba weerarada uga imaanaya Al-Shabaab.

Muqdisho-KNN-Tv,ga Al-Jaziira ayaa baahiyay in dad badan oo Kenyan ah ay wal wal ka qabaan inay guryahooda dib ugu laabtaan kadib markii ay.

Read More
Uncategorized

Bajaaj loo qeybiyay qaar ka mid ah Caruurtii ku agoontowday Qaraxii ka dhacay Zoobe.

Muqdisho-KNN-Hay’adda Gurmad Somali Relief oo ay ku mideysan yihiin Jaaliyadda Soomaalida ee ku nool magaalada Melbourne ee Dalka Australia ayaa maanta Shaqo Abuur.

Read More
Uncategorized

Ku dhawaad 30 Ruux oo ay ku jiraan Somalia oo la socday doon oo ku degtay badda Mediterranean.

Muqdisho-KNN-Sida ay sheegayaan wararka ay baahinayaan warbaahinta qaar 31 ruux oo tahriibayaal ah ayaa ku naf waayay kadib markii ay doon ay la.

Read More
Uncategorized

Qarax ay dad badan ku waxyeeloobeen oo ka dhacay warshad ku taala Shiinaha.

China-KNN-Inta la xaqiijiyay ku dhawaad 5 ruux ayaa ku naf waayay Sodomeeyo kalena waa ay ku dhaawacmeen qarax ka dhacay warshad ku taala.

Read More
Uncategorized

Booliska Somaaliya oo gacanta ku dhigay dad isticmaalayay waxyaabaha maanka dooriya(Sawirro).

Muqdisho-KNN-Kadib howlgal ay xaafadaha degmada cabdi casiis ay ka sameeyeen ciidamo ka tirsan booliska soomaaliya ayaa waxaa ay gacanta ku soo dhigeen waxyaabaha.

Read More
Uncategorized

Ciidamo boolis ah iyo militiri oo ku dagalamay xaafada siligga Ameerikaanka ah kadib bur-burin laga bilaabay xaafadaas.

Muqdisho-KNN-Wararka naga soo gaaraya xaafada siliga ameerikaanka ah ee degmada wadajir Ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan Booliska Soomaaliya iyo kuwa militiri ah.

Read More