Uncategorized
Uncategorized

Xaflad lagu Sagootinayey Guddoomiyaha Baarlamaanka Jabuuti oo Xalay lagu qabtay Dowladda Xoose

Muqdisho–KNN–Munaasabadaan oo ahayd mid lagu sagootinayey wafdiga uu hogaaminayay Guddoomiyaah Baarlamaanka dalka Jabuuti Maxamed Cali Xaamud oo Mudooyinkaan ku sugnaa ayaa xalay lagu.

Read More
Uncategorized

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo la kulmay Madaxweynaha Jaziiradda Siishelis

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya yuusuf garaad Cumar oo Booqasho ku joogay Wadanka Siishelis ayaa la kulmay madaxweeynaha Dalkaasi Danny Faure waxaayna ka wada.

Read More
Uncategorized

Madaxweyne Farmaajo oo Maanta ka qeyb galaya Caleemasaarka M/weynaha Kenya

Nairobi–KNN– Maanta oo Talaado ah Magaalada Nairobi ee Caasimadda Wadanka Kenya waxaa ka dhaceysa Xafladda Caleemasaarka Madaxweynaha Kenya  Uhuru Kenyatta,waxaana ka qeyb galaya Caleemasaarka.

Read More
Uncategorized

Madaxweynaha Faransiiska oo booqanaya galbeedka Afrika

Madaxweynaha dalka Faransiiska Emmanuel Macron ayaa booqashadiisii ugu horreysay ee waddaamda galbeedka Afrika ku tahay dalka Burkina Faso. Booqashadiisa ayaa ka billaabaneysa gobolka.

Read More
Uncategorized

Faah-faahin Haweeney Waayeel ah oo lagu dilay Duleedka Magaalada Muqdisho

Garasbaaley–KNN– Labo Wiil oo la sheegay in ay wateen Bastoolado ayaa Degaanka Garasbaaley Ee Duleedka Magaalada Muqdisho ku dilay Haweeney Da’ ah oo.

Read More
Uncategorized

Wafdi uu hogaaminayo Wasiir Cabdi Xoosh oo gaaray Koonfur Afrika

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dastuurka Mudane Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil iyo wafdi uu hogaaminayo oo isugu jira xubno Wasaaradda ka tirsan iyo Guddiga La-socodka dib-u-eegista.

Read More
Uncategorized

Al-Shabaab oo sheegtay in ay la wareegeyn Diyaarad ku soo dhacday Buuraha Goolis ee G/Bari

Buuraha-Goolis-KNN-Dagaalamayasha Al-Shabaab ayaa waxaa ay sheegteen inay gacanta ku dhigeen diyaarad wax basaasta ee ah nooca aan duuliyaha wadin oo ku soo dhacday.

Read More
Uncategorized

Wijiga Labaad ee wadahadalka Galmudug iyo Ahlusunna oo Jabuuti ka furmay.

Djibouti-KNN-Wijigii labaad ee wadahadalka Galmudug iyo Maamulka Ahlusunna ayaa maanta ka furmay magaalada Djibouti ee Caasimadda Dalka Jabuuti waxaana gar-wadayn ka ah Dowladda.

Read More
Uncategorized

Madaxweynaha Soomaaliya oo ku wajahan Kenya

Nairobi–KNN–Madaxweynaha Somalia iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta lagu wadaa in uu u dhoofo Dalka Kenya si uu kaga qeyb galo Xafladda caleema.

Read More
Uncategorized

Ganacsiga Magaalada Gaalkacyo oo maanta lagu wado in la furo iyo heshiis laga gaaray dagaalkii dhacay.

Gaalkacyo-KNN-Wararka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in maanta lagu wado in dib loo furi ganacsigii magaalada,kadib markii ay ku xirmeen dagaaladii.

Read More