Somali News

Ciidamada Amaanka oo Muqdisho dad ku xiray.

Howlgalkan ayaa Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Soomaaliya waxa ay Maanta ka sameeyeen Xaafado ka tirsan degmada yaaqshiid ee gobolkan Banaadir halkaas oo maalmihii la soo dhaafay ay ka dhacayeen falal amnidarro.

howlgalka ayaa waxaa ay Ciidamadu  sigaar ah uga sameeyeen Suuq Bacaad iyo Xaafado kale oo degmada Yaaqshiid la tirsan ,waxana la sheegay in lagu qab qabtay  dhalinyaro u badan.

tilaabadan ayaa imaaneysa iyadoo shalay degmadaasi ay ciidamada amaanka ku toogteen Shabaab dil u geystay Askari.