Somali News

Ciidanka Dowladda iyo Dadka deegaanka oo Al-shabaab ka saaray deegaanno ka tirsan Mudug

Ciidanka dawladda iyo kuwa degaanka oo dagaalameyaasha Al-shabaab kala wareegay degaano hor leh oo yaala gobolka Mudug.

Deegaannada Al-shabaab Shabaab laga saaray ayaa waxaa kamid ah Bacaadweyne, Qey-cad oo ka tirsan Gobolka Mudug.

Saraakiisha Ciidanka xoogga ayaa sheegay in howlgal sifeynta ah ka wada Magaalooyinkii Bacaadweyne iyo Qey-cad, si halkaasi looga saaro Miinooyin ay ku aaseen Al-shabaab