Somali News

Culimada Garissa oo walaac ka muujiyay Koronto La’aan Saamayn ku yeelatay Cibaadada Habeenkii.

Gaarisa-KNN-Tan iyo Bilashadii Bisha Barakaysan ee Ramadan Culimaa’udiinka ismaamulka Gaarissa ayaa waxaa ay sheegeen in Gabi ahaanba koronto aysan kar jirin magaaladaas.

Waxaa ayna  walaac ka muujiyeen in Arrintan, iyagoona sheegay in ay dhaawacday Cibaadada Habeenkii.

Sidoo kale Culimaa’udiinka ayaa sheegay inaysan garanayn sababta rasmiga ah ee Arrintan ka dambaysa.

Ganacsatada soomaalida ee Garissa Mehtadaha Ganacsi ku leh ayaa waxaa ay dhankooda Tibaaxeen Dhibaatooyinka ay kala kulmeen Koronto La’aanta