Somali News

DAAWO:-Dagaal toos ah oo weli ka socda Nairobi

Muqdisho-KNN-Inta la ogyahay  16 qof ayaa ku dhimatay weerarkii dagalaamayaasha Al-Shabaab ay ku qaadeen dhismo  ku yaalla Magaalada Nairobi.

Dagaal toos ayaa weli ka socda dhismaha la weeraray sida ay sheegayaan wariyaasha ku sugan dalka Kenya.

Halkan ka Daawo Weerarka iyo Waxa ku soo kordhay

https://youtu.be/j7XPAqlS3DQ