Somali News

Dab khasaara hantiyadeed geystay oo xalay ka kacay Xaafada Kaluunka ee D/waaberi

Xalay Abaare 3:00AM, ayaa Xaafada kaluunka ee u dhow Hotel Jazeera waxaaa ka kacay dab aad uxoogan oo geystay qasaara hantiyeed.

Waxaana gubtay ilaa sadax guri oo ay dagnaayeen dad shacab ah, dabka ayaa ka kacay koronto iyadoo markii dambe ay goobta soo gaareen gaadiidka dab-damiska oo ku guuleystay daminta dabkaasi.

Hoos ka daawo sawirada Dabka.