Somali News

Khasaare ka dhashay Dab ka kacay Suuqa wayn ee Wajaale

Khasaare u badan bubur hantiyadeed ka dhashay Dab xooggan oo xalay ka kacay Suuqa Ganacsiga ee magaala Wajaale.

Saraakiisa dab damiska ayaa xaqiijiyay in lagu guulleystay daminta dabka oo ku faafay qeybo kamid ah Suuqa Wayn ee Wajaale.

Sidoo kale, Gurmadka dabdamiska oo deg deg ah ayaa ka kala yimid Dowlad Deegaanka Soomaalida iyo Somaliland.