Somali News

DFS oo sheegtay in howlgal lagu dilay 30 xubnood oo ka tirsan Al-shabaab

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in Ciidanka Xoogga iyo dadka deegaanka ay Al-shabaab ka qabsadeen deegaannada Sargo iyo Qodqod oo ka tirsan Gobolka Mudug.

War saxaafadeed ka soo baxay Dowladda ayaa lagu sheegay in Hawlgalkaasi lagu dilay in ka badan 30 ka tirsan Al-shabaab, iyada oo looga gubay afar gaari, lagana qabsaday labo gaari iyo hub badan.

Hoos ka akhriso War-saxaafadeed