Somali News

DFS oo tilmaantay in hay’ado caalami ah war ay soo saareen ugu xadgudbeen Shacabka iyo dawladda Soomaaliyeed

Dawaladda Soomaaliya ayaa war ka soo saartay war ay horay u soo saareen hay’adaha Bisha Cas iyo Laaqeyrta Cas ee(ICRC iyo SRCS), kaas oo ku aadan qaraxii Sabtidii 28-ka bishii tagtay December 2019 ka dhacay Ex-Koontrool Afgooye.

War saxaafadeedkan ay soo saartay dawladda Soomaaliya ayaa waxa uu u dhignaa sidan:-