Somali News

DFS oo war ka soo saartay howlgallada ka socda G/Hiiiraan

Ciidanka Xoogga dalka, gaar ahaan Guutada 5-aad ayaa hawlgal ay ka sameeyeen Buuraha Camal oo qiyaastii 20km u jirta Deegaanka Halgan ee gobalka Hiiraan ku dilay shan xubnood oo ka tirsan Alshabaab.

Hoos ka akhriso War-saxaafadeed ka soo baxay dowladda Soomaaliya