Somali News

Dibad baxyo rabshado wadata oo dib ugu qarxay wadanka Gani

Ugu yaraantii laba qof ayaa ku geeriyooteuy halka tira inta kabadana ay ku dhaawacmeen wadanka Guinea kadib markii dibad baxyaal careysan iyo laa maha amaanku ay isfarasaareen.
Dadd weynaha Reer Guinea ayaa waxaa ay ka careysan yihiin wax kabadel lagu sameyneyo Dastuurks Dalkaas oo mudda xileedka madaxda Dalkasi sida madaxweynaha in laga dhigo shan sanno, waxaase wax ka bewdelka aDastuurka Wadanka aad ugu soo horjeeda, shscsbks wadankaas.
Madaxwewyne Alpha Conde’s ayaa waxaa uu dooneyaa in uu mmar sedexaad u tar tamo madaxtinimada Dalkaas, waxaa se Xeerka Dalka uu dhigeyaa in madax weynuhuu laba mar oo qura uu ,u tartamik karo, jagada ugun sareysa Dalka.