Somali News

Dowladda Soomaaliya oo war ka soo saartay dagaal ka dhacay duleedka Dhuusamareeb

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in deegaanka Sina-dhaqaGobalka Galguduud ayaa lagu dilay 15 Xubnood oo ka tirsan Al-shabaab, ka dib dagaal halkaasi ka dhacay.

War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Warfaafinta ayaa waxaa la sheegay in “Alshabaab ay isku dayeen in ay dib u soo weeraraan Saldhigyo Ciidamada Qaranku ka saareen maalin ka hor”.

Hoos ka akhriso Warsaxaafadeedka