Somali News

Dowladdaha Soomaaliya iyo Ereteriya oo kala saxeexday heshiis Cusub.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo maalmihii lasoo dhaafay ku sugnaa dalka ereteriya ayaa heshiis buuxa waxa ay kala saxiixdeen dhigiisa dalka ereteriya Isaias Afwerki.

Heshiiskaan ay kala saxiixdeen wadamada Ereteriya iyo Soomaaliya ayaa qodobada lagu heshiiyay waxaa kamid ah.
In la dhiirageliyo xiriirka labada dal ka dhaxeeyo.
In laxoojiyo iskaashiga dhinacyada siyaasadda iyo xiriirka diplomaasiyadeed.
Iskaashiga dhinacyada dhaqaalaha.
In ay iska kaashadaan arrimaha amaanka gobalka iyo qodobo kale ayaa lagu heshiiyay Madaxweynaha Soomaaliya iyo Madaxweynaha dalka Ereteriya Isaias Afwerki.

heshiiska ay gaareen dowladaha Soomaaliya iyo Ereteriya