Somali News

Galmudug oo shaacisay Jadwalka Doorashada shan kursi

Guddiga Maamulka Doorashada Galmudug ayaa Jadwalka qabashada doorashada shan kursi oo ka mid ah kuraasta deegaan doorashadooda tahay Dhuusamareeb.

Guddiga ayaa sheegay 30-ka bishaan ay billaabaneyso diiwaan gelinta musharaxiinta u tartameysa kuraasta, halka 3-da bisha soo socota la qaban doono Doorashada kuraastan oo ka dhaceysa magaalada Dhuusamareeb.

Hoos ka akhriso Jadwalka Doorashada