Somali News Uncategorized

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kormeeray Xafiisyo ay ku shaqeyn doonaan guddiyada Baarlamaanka

Muqdisho-KNN-Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa kormeer ku sameeyay Xafiisyo cusub oo ay yeelanayaan Guddiyada Baarlamaanka Soomaaliyeed.

Xafiisyadaan oo hadda ay ku socoto dhismo ayaa waxaa ku shaqeyn doono guddiayada Baarlamaanka Fedraalka Soomaaliya iyadoona Guddoomiyaha Golaha Shacabka uu dalbaday in la soo gaba gabeeyo dhismaha iyo qalabeynta xafiisyadaan.