Somali News

Maamulka SSC Khaatumo oo soo bandhigay maxaabiis ay ka tirsan ciidanka Somaliland

War-saxaafadeed ka soo baxay maamulka SSC Khaatumo ayaa lagu sheegay in gacanta ku soo dhigeen 10 maxaabiis ah oo ka tirsan ciidamada Somaliland.

Maamulka ayaa soo bandhigay ragan oo lagu qabtay qabtay dagaallo shalay ka dhacay degaanka Buq-dharkayn.

Sidoo kale, saraakiil ka tirsan maamulka ayaa sheegay in saraakiil sare sare, iyo sidoo kale gaadiid dagaal iyo hub.