Somali News

Macron oo sheegay in Putin uu galay khalad taariikhi ah

Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa sheegay in uu Vladimir Putin u uu galay “khalad taariikhi ah oo aasaasi ah” markii uu ku duulay Ukraine.

Macron sidoo kale meesha ma uusan ka saarin,booqasho uu dhawaan ku tagi doono Kyiv .

Hogaamiyaha Faransiiska ayaa xiriir aad u badan la yeeshay Putin tan iyo markii ciidamada Ruushka ay weerareen Ukraine, marka loo eego inta badan dhiggiisa reer galbeedka