Somali News

Ruushka oo digniin u diray Mareykanka

Sergei Lavrov, wasiirka arrimaha dibadda ee Ruushka, ayaa ka digay khatarta ka dhalan karta hubka uu Mareykanka ugu deeqay Ukraine, kuwaasi oo ay kamid yihiib gantaallada.

Wasiirka ayaa sheegay in hubkani uu ka yimid dal saddexaad, isla markaasna uu sababi karo colaad hor leh oo ka dhex qaraxda Mareykanka iyo Ruushka.,

Afhayeenka Kremlin-ka Dmitry Peskov ayaa intaas ku daray: “Waxaan aaminsanahay in Maraykanku uu si ula kac ah oo taxadar leh uu   sii holcinayo dabka.”